Hargaysa 01.Dec 2014 (SDN/QJ)- Wasiirka wasaaradda Cadaaladda JSL Eng Xuseen Axmed Caydiid oo uu wehelinayey Taliyaha Ciidanka Asluubta Sareeye Guuto Maxamed Xuseen Faarax (Xiirane) ayaa tababar u furay qaybo ka kala yimid Ciidamada ilaalada xabsiyada, hay’adaha garsoorka iyo wasaaradda cadaalada, tababarkaas oo ay ku qaadanayaan aqoon la xidhiidha ilaalinta Xuquuqda maxaabiista.
Somaliland oo Sheegtay inay Xuquuqda Maxaabiista Jeelasha ku Jira Aqoontooda Kor u qaadi Doonto DAAWO
