Home » Sports You are browsing entries filed in “Sports”

Mareykanka oo dal ku gal u diiday wasiiro ka tirsan xukuumada Biixi

Hargeysa (QJ)- Sida lagu helayo warar ku dhaw dhaw xukuumada madaxweyne Biixi ayaa sheegaya in Mareykanku visa u diiday wasiiro reer Somaliland ah. Wasiirada loo diiday Visaha Mareykanka ayaa kala ah Maxamed Kaahin iyo Saleebaan koore. Mareykanka ayaa la sheegay in tilaabadan uu u cuskaday goaan uu dhawaan ku sheegay in aanu dal ku galka siin […]

Posted in Sports | Read More »

Madaxweyne Farmaajo Iyo Wafdi Uu Hoggaaminayo Oo Gaaray Dalka Itoobiya

Muqadishu Jimce February 4,2022 (QJ) Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray magaalada Addis Ababa, isaga oo halkaas kaga qayb galaya meertada 35-aad ee Shirweynaha Ururka Midowga Afrika. Shirweynahan oo ay ka qayb galayaan Hoggaamiyeyaasha Dalalka Afrika iyo madax kale, ayaa looga arrinsanayaa dib-u-habaynta Ururka Midowga Afrika, hirgelinta […]

Posted in Sports,Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Wasaarada waxbarashada maxaa lookala dhantaaley?

Sida muuqatay waxa uu Madaxwaynuhu soo sarey Direeto Madaxwayne oo ku madax banaaneynaayo Xafiiska Imtixaanaadka guud ee Wasaarada Waxbarasha. Suaashu waxey tahay maxaa kalifay xiligan?xagayse ku dabaleedahay? Waxaa kalifay ayaa la odhankaraa, dano gaara oo laga leeyahay, waliba dano Dhaqaale. Waxaana loo sibirsaarey in Talo soo jeedin ka timi, Hantidhowrka Guud iyo Xisaabiyaha guud oo […]

Posted in Sports | Read More »

Naas Nuujinta Dabiiciga ahi Waxay Hooyada ka Ilaalisaa Cudurada Wadnaha ku dhaca iyo Faaliga!!!

Hargaysa 11. July 2017 (SDN/QJ):- Cilmibaadhis dhowaan lagu sameeyey dalka Ingiriiska ayaa lagu ogaaday in hooyooyinka ilmahooda naaska si fiican u siiya ay ku yaryihiin xanuunnada wadnaha ku dhaca iyo dhiigfuranka maskaxda (Faalig). Cilmibaadhistan oo ay sameeyeen xeeldheerayaal ka tirsan jaamacadda Oxford ee dalka Ingiriiska, ayaa ay muddo 8 sano ah tijaabadeeda ku sameynayeen shaybaadhada […]

Posted in Sports | Read More »

Abwaan Maxamed Ibraahin Warsame Hadraawi oo Dunnida Looga Aqoonsaday inuu Yahay Ninka ugu Suugaanta Weyn Soomaalida DHAGAYSO

London 04. July 2017 (SDN/QJ):- Abwaan Maxamed Ibraahim Warsame Hadraawi ayaa waxa aduunka looga aqoonsaday ninka ugu suugaanta weyn Soomaalida. GUJI HALKAN SI AAD WARBIXINTAN U DHAGAYSATO

Posted in Sports | Read More »

Khilaaf ka taagnaa Ceelasha Biyaha Botor ee Gabiley ka Cabto oo Xal laga Gaadhay & Maamulka oo ka hadlay DAAWO

Gebiley 23. June 2017 (SDN/QJ):-Khilaaf ka taagnaa Ceelasha Biyaha Botor oo ah Ceelasha ay Gabiley Biyuhu uga yimaaddaan, Khilaafkaas oo u dhexeeyey Maamulka Dawladda ee gobolkaas iyo Dad Shacab ah oo Deegaanka deggan oo qaarkood Shaqaale ka ahaayeen Ceelashaas, ayaa la soo afjaray. Masuuliyiin Dawladda ka tirsan oo Maayerka degmada Gabiley ka mid yahay, Taliska […]

Posted in Sports | Read More »

Dhakhtarad U Dhalatay Dalka Masar Oo Is Deldeshay, Whatts-App-Kana Ugu Dirtay Ninkeedii Sida Ay Isku Dishay !

Qaahira 13. February 2017 (SDN/QJ):- Baraha bulshada ee dadku ku wada xidhiidhaan ayaa waxa muddooyinkan danbe ku soo dadku ku soo bandhigayaan falal fool xun oo ay nafahooda kula kacaan sida muuqaalada iyaga oo qudha iska jaray. Haddaba, haweenay u dhalatay Dalka Masar oo dhakhtarad aheyd ayaa waxay isku deldeshay gurgieedii xilli uu Ninkeedu ka […]

Posted in Sports,Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Gudoomiyaha Maxkamada Sare ee Somaliland oo Si Rasmi ah ula Wareegay Miisaaniyadii iyo Shaqaalihii Maxkamadaha Hoose DAAWO

Hargaysa 23. Janaury 2017 (SDN/QJ):-Wasiirka wasaarada caddaalada Md:Axmed faarax cadare ayaa maanta si rasmi ah ugu wareejiyey shaqaale hore uga tirsanaan jiray wasaarada caddaalada ,gudoomiyaha maxkamada sare ee somaliland.

Posted in Sports | Read More »

Somalia: Citizens Outraged By Trending Video Showing Girl Raped By 6 Men

A video of a girl been raped by six men in Puntland making rounds on social media has caused an outrage across the country. The video shot and posted by the perpetrators on their Facebook accounts shows a naked girl in her teen age crying for help as a group of boys force themselves into […]

Posted in Sports | Read More »

‘’Waan soo Xulnay oo Waxaan Ku Nidhi Dadka Madaxweyne Ku Xigeen u Noqo Mid Kuu Codeeyay iyo Mid aan kuu Codayn’’ Xildhibaan Cali Aareeye DAAWO

Boorama 04.Novembar 2016 (SDN/QJ):- Xildhibaan Cali Aareeye oo Ka Mid ah Mudanayaasha Golaha Wakiilada Isla markaana ka mid ah Saraakiisha Xisbiga Waddani ayaa Bulshada Gobolka awdal ugu baaqay in Maalinta Doorashada ay Codkooda Siiyaan Xisbiga Waddani.

Posted in Sports | Read More »