|

Xukuumadda Somaliland oo Mar kale ka hadashay Qadiyada Ganacsade Axmed Cismaan Geelle  DAAWO

Hargaysa 07.April 2019 (SDN/QJ):-Wasiirka wasaaradda warfaafinta dhaqanka iyo wacyigalinta ahna afhayeenka xukuumadda somaliland md maxamed muuse diiriye ayaa shir jaraaid oo uu ku qabtay xafiiskiisa kaga hadlay Arrimaha  doorashooyinka iyo   Arrinta Ganacsade Axmed Cismaan Geelle.

 

Comments are closed