Home » 10:13 pm Entries posted on “November, 2023”

Madaxweyne Xasan: Shabaab lama xaajooneyno

Muqdisho November 26, 2023 (QJ) – Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa meesha ka saaray in uu wada hadal dhexmaro dowladda Federaalka iyo Al-Shabaab Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa ku nuux-nuux saday in dowladda Soomaaliya ay ka go’an tahay in Al-shabaab looga adkaado dhanka milateriga, halka ay wada hadal la geli lahaayeen. Wuxuu sheegay in dowladda ay […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

RW Xamse iyo Madaxweyne Madoobe oo booqday goobaha fatahaadaha

Kismayo November 26, 2023 (QJ) -Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Xamsa Cabdi Barre oo uu wehliyo Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa booqasho ku tagay deegaanka Luglow, halkaasi oo ay kula kulmeen dadka ay saameeyeen fatahaadaha Wabiga Shabelle iyo deegaanada ku xeeran oo ay ka mid tahay Yoontooy. . Ra’iisul Wasaare […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Xeerka doorashooyinka Puntland oo la hakiyay

Garoowe November 26, 2023 (QJ) -Baarlamaanka Maamulka Puntland ayaa maanta isugu yimid kalfadhigoodii caadiga ahaa kadib  buuq xoogan oo maalintii Khamiista ka dhacay kalfadhigoodii. Guddoomiyaha Baarlamaanka, C/rashiid Yuusuf Jibriil, ayaa maanta shir-gudoomiyay kalfadhiga 11-aad ee Baarlamaanka 53-aad ee Dowladda Puntland. Fadhiga maanta ayaa waxaa soo xaadiray 48 mudane, waxaana doodaha lagu soo bandhigay wax ka […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Hamaz and Israel release more Hostages

Gaza November 26, 2023 (QJ) -The cease-fire between Israel and Hamas entered its third day as Hamas released 17 more people, including 14 Israelis and an American, in the third installment of a four-day ceasefire. Israel also released 39 Palestinian prisoners in accordance with the agreement between Israel and Hamas. according to reports, among those […]

Posted in news in English | Read More »

Xukuumada Somaliland oo dalbatay ansixinta xeerka Doorashooyinka

Hargeysa November 25, 2023 (QJ) -Xukuumada Somaliland ayaa ka codsatay golaha guurtida (Golaha Guurtida) in ay dadajiyaan ansixinta xeerka wax ka bedelka doorashooyinka. Wasiirka Warfaafinta, Cali Xasan Maxamed (Cali Mareexaan), oo la hadlay warbaahinta, ayaa sheegay in dowladdu ay go’aan ku gaartay in la meel mariyo sharciga doorashooyinka ee la isku afgartay. Wasiirku waxa uu […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Madaxweyne Xasan oo khubad xasaasi ah jeediyay

Muqdisho November 25, 2023 (QJ) -Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo furay kalfadhiga 4-aad ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa soo bandhigay hiigsiyada qaran ee ay dadaalka ku bixisay dowladdu, kuwaas oo ay ugu horreyaan cafinta deynta lagu leeyahay Somalia, qaadista cunaqabateynta hubka, aqbalaadda codsiga Soomaaliya ee ka mid noqoshada Ururka Dhaqalaha Bulshada […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Ciidamada QM oo lagu weeraray Lubnaan

Aytaroon November 25, 2023 (QJ) -Gawaadhi roondo ah oo ay leeyihiin ciidamada Qaramada Midoobay ee ku sugan dalka Lubnaan (UNIFIL) ayaa lagu garaacay madaafiic koonfurta Lubnaan, sida lagu sheegay bayaan ay soo saareen ciidamada nabad ilaalinta Qaramada Midoobay. werarka ayaa dhacay abaaro 12:00 ee xiliga maxaliga ah deegaanka Aytaroon ee koonfurta Lubnaan. UNIFIL ayaa sheegtay […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Xamaz oo hakisay siideynta maxaabiistii Israiil

Gaza November 25, 2023 (QJ)- Xamaas ayaa hakisay siideynta dufcadii labaad ee maxaabiista gacanteeda ku jira ka dib kolkii dib u dhac ku yimid gargaarkii loogu talogalay Gaza sida ay sheegeen saraakiil Maraykan ah iyo Israa’iil. Xamaas ayaa sheegtay in ay sugayaan in gawaari kale oo gargaar ah ay soo galaan deegaanka Gaza ka hor […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

UN Peacekeeping forces attacked in Lebanon

November 25, 2023 (QJ) -A United Nations Interim Force in Lebanon (UNIFIL) patrol vehicle has been hit by artillery fire in southern Lebanon, according to a statement by the UN peacekeeping force. The incident occurred around 12:00 pm local time in the area of Aytaroun in southern Lebanon. UNIFIL stated that the patrol came under […]

Posted in news in English | Read More »

Hamas halts release of hostages

Gaza November 25, 2023 (QJ) – The release of the second group of hostages by Hamas was delayed on Saturday after a dispute arose over the amount of aid entering Gaza, according to US and Israeli officials. Hamas said it was waiting for more aid vehicles to enter the area before facilitating the transfer, sources told […]

Posted in news in English | Read More »