Laascaanood 19. February 2018 (SDN/QJ):-Wasiirka wasaaradda cadaalada JSL Eng. Cabdiqani Maxamuud Caateeye oo mudooyinkuu u dambeeyay kormeer ku maraya Gobolada bari ee dalka ayaa Maanta ku Wareejiyey deeq kala duwan Saraakiisha sare ee Xabsiga Magaaladda Laascaanood.
Wasiirka Wasaaradda Caddaalada Somaliland oo Booqday Maanta Xabsiga Dhexe ee Magaaladda Laascaanood & Deeq uu geeyay DAAWO
