|

Waxaa Maanta Lagu Dhawaaqay Natiijada Imtixaanka Shahaadiga ah ee Somaliland Iyo Dugsiyada Guulaystay DAAWO

Hargaysa 16. September 2017 (SDN/QJ):-Wasaarada waxbarashada JSL ayaa maanta si rasmi ah ugu dhawaaqday natiijada imtixaanaadkii dugsiyada sare ee fasalada afraad iyo kii dugsiyada dhexe ee fasalada sideedaad.

Comments are closed