Dowladda Soomaaliya oo Ciidamo geysay agagaarka Guryaha Hoggaamiyeyaasha Mucaaradka ee Muqdisho
Muqdisho (QJ) — Ciidamada dowladda Soomaaliya ayaa la sheegay inay ciidamo iyo gaadiid militari geeyeen hareeraha guryaha Madaxweynihii hore Sheekh Shariif Sheekh Axmed iyo Ra’iisul Wasaarihii hore Xasan Cali Khayre ee Muqdisho, halka ciidamada amniga ay xireen waddooyinka oo ay xaddideen dhaqdhaqaaqa xaafadaha u dhow iyadoo xiisadda siyaasadeed ay sii kordheyso. Wararka maxalliga ah ayaa…
