Aqoonsi; Boogta Somaliland!

Qalinka: Maxamed Haaruun Marka si guud loo eego, dadka Somaliland waxa ay sameeyeen dadaal iyo nafhur mudadii 34ka sanno ahay dee la ga soo gudbay. Xallinta khilaafaadka, dhismaha nabadda, taabbo-gelinta hanaanka dawladnimada iyo ta u dhibta iyo mixnadda badan, hadana aan la ga maarmin, oo ah ka shaqaysiinta dimuquraadiyadda. Intaba wax weyn baa la ga…

Read More

Eheleda cheif Caaqil Farah Suusle oo tacsi iyo Duco u diray ehelkii uu ka Baxay Marxuum Axmed Siilaanyo

Inaalillaahi wa inaa ileehi raajucuun. London – Dhamaan ehelka iyo Qaraabada Ku Abtirsata Reer Suusle oo ay u horeyso Marwo Faiza cheif Caaqil Farah Suusle ayaa tacsi u direya ehelkii, qaraabadii iyo qoyskii balaadhnaa ee uu ka baxay Marxuum Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo ) oo Xalay ku geeriyooday magaalada Hargeysa. Faiza Farah Suusle oo dhamaan reer…

Read More

The aftermath of Somalia’s post-AU mission era

Historical background:  In 2006, Ethiopia launched a military intervention in Somalia in response to the rising influence of the Islamic Courts Union (ICU), an Islamist group that had gained control over much of southern Somalia, including the capital, Mogadishu. The government of Ethiopia saw the ICU as an enemy that may destabilize the country. The…

Read More

(Akhriso) Warqad dardaaran ah oo uu qoray Marxuum Siyaad Barre, wax yar ka hor geeridiisa

Maalinnimadii Talaadada ee bishii Oktoobar ay ahayd 10-ka, sannadka 2023, waxa aan baaritaan cilmi-baariseed u tagay keydka lagu keydiyo dokumentiyada taariikhiga ah ee dalka Ingiriiska (UK National Archives). Waxaan daba-joogay dhammeystirka daraasad ku saabsan dagaalladii sokeeye ee Soomaaliya ka billowday dhammaadkii toddobaatameeyadii illaa iyo billowgii sagaashameeyadii. Waxaan halkaas ka helay faylal sir ahaan jiray oo…

Read More

Islamic Association of North America 2023 Annual Convention

The Islamic Association of North America hosted a significant conference that drew attendees from various segments of society. This conference took place at the Minneapolis Conference Center on September 3rd, 2023, with the overarching theme of “Preserving Muslim Families in America.” This theme resonated with many Muslim families who have been increasingly concerned about their…

Read More

Tacsi ku socota Dhamaan Reer Cawaale Jaamac

Tacsi:  إِنَّا ِلِلَّٰهِ وَإِنَّا إِلَيْهِ رَاجِعُونَ    Dhamaan Reer Cawaale, Jaamac   Zakaria Ali Abdalla ,  Abdulqadir shombe,   Adan Deeq,    Osman Masai  Abdikarim Ogeysiis ,   Abdulqadir salad Malag.  dhamaan Reer Ismaciil Hareri Habo Ubax , Xamdi Craxman Yusuf Eheladii Reer Hargeysa.  Waxay Tacsi u dirayaan   Xajiyo Zahra M .Ad. Basgodane   Ali Maxmd Adan, Hooyo Caasho    Dhamaan Reer Awdan, caruurteeda Ali Xirsi…

Read More