Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa soo garay Caasimada Wadankan uk London

    London 1Feb13(SDN)Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa caawa soo garay caasimada wadanka Ingriiska ee london madaxwaynaha ayaa la filaya inuu la kulmo madaxda sarsare ee wadankan isaga oo la filaayo in uu la kulmo jaaliyada somaliyeed ee ku dhaqan wadankan boqoshada madaxwaynaha ayaan hore ugu qorshaysnayn in uu yimaado ilo lagu kalsoon yahay oo ay…

    Read More

      Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa magaalada Brussels waxa uu kula kulmay madaxda Midowga Yurub ayaa waxa uu sheegay in si wanaagsan loogu soo dhaweeyay xarunta Midowga Yurub.

      London 1Feb13 (SDN)Madaxweynuhu waxa uu sheegay in ay ka wada hadleen wax uu ugu yeeray ‘waayaha cusub’ ee Soomaaliya ay gashay iyo sida ay u wada shaqeyn lahaayeen dowladda Soomaaliya iyo Midowga Yurub Madaxweynaha oo wareysi gaar ah siiyay Laanta Af-Soomaaliga ee BBC ayaa sheegay in Midowga Yurub ay sheegay inay aad isku af garteen,…

      Read More

        Wasiirka Madaxtooyada Oo Ka Qayb-galay Dhageysiga Dacwad Lagu Oogey Gabadh Ku Eedaysan Inay Fariin Cay Ah U Dirtay

        Hargeysa (qurbajoog) Jan 31,2013 – Wasiirka Wasaarada Madaxtooyada Somaliland Xirsi Cali Xaaji Xasan ayaa maanta ka qayb-galay dhageysiga dacwad lagu oogayey gabadh ku eedaysan inay Wasiir xisri Moobeylkeeda Fariin cay ah uga dirtay. Dhageysiga dacwadan oo ka bilaabantay Maxkamada Gobolka Hargeysa, ayaa ahayd mid aan daka intiisa badan ka war-qabin, balse qaar ka mid ah…

        Read More

          Banaan baxyo Weli ka socda Somaliland,Laguna diidan yahay dhawaqii Dawlada Ingiriiska.

          Hargaysa 31Jan(SDN)   Isu soo bax balaadhan oo lagu diidan yahay Warkii ka soo baxay Wasaarada Arrimaha Dibada ee Ingiriiska ee Taabanayay Nabadgalyada Somaliland, ayaa maanta  lagu kala qabtay Magaalooyinka Ceerigaabo, Ceel Afweyn iyo Gar adag ee Gobolka Sanaag. Bulshada ku Dhaqan Magaalada Ceerigaabo ayaa Waxaa kala qayb galay Isu soo baxan ay ku Muujinayaan Dareenkooda…

          Read More

            Macalimiin Tababar ku saabsan kor u qaadista Xirfadooda Waxbarasho loo Soo Xidhay.

            Hargaysa 31Jan(SDN) Sideed iyo labaatan macalin  oo ka mid ah macalimiinta dugsiyada gaarka loo leeyahay ee ay maamusho hay’adda Geeska Afrika  ayaa maanta magaalada Hargeysa  loogu soo gaba gabeeyay tababar u socday muddo toban maalmood ah oo kor loogu qaadayay  hanaanka xirfadooda  waxbarista. Tababarkan oo ay soo qaban qaabisay Hay’adda  Geeska Afrika waxa ugu horayn…

            Read More

              Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya iyo qaar kamid ah golihiisa wasiirada oo booqasho ku tagay Marka

              Marka Jan 31 2013 (SDN)— Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya iyo wafdi ballaaran oo uu hogaaminayo ayaa gaaray Magaalada marka ee xarunta Gobalka Shabeelaha hoose. Cabdi Faarax Shirdoon Saacid ayaa socdaalka uu maanta ku tagay Magaalada Marka waxaa ku wehliye Wasiirka arimaha gudaha iyo ammaanka qaranka Xukuumadda Soomaaliya,Wasiirka gaashaandhiga C/xakiin Maxamuud Xaaji Fiqi, Wasiirka warfaafinta,isgaarsiinta iyo…

              Read More

                C/Laahi Siciid Dheere: Bare iyo Siyaasi Hufnaan Looga Marag-furay. W/Q Siciid Gahayr (Hargeysaawi) 7aad.

                Akhristeyaal/Jaallayaal, malaha wakhti badan ayaan idiinka warramay Sooyaalkii AHUN C/Laahii Siciid…. Bal aan qalinka ku wareejiyo rafiiq ay C/Laahi wada-shaqaynayeen muddo ka badan 10 sanno oo ka mid ah dadka aan xog ka weydiiyay sooyaalkan aan qorayay…… Waa kan Jaamac Maxamuud Cigaal oo ka warramaya inta uu ka ogaa sooyaalka, hab-dhaqanka, hawl-wadaagga iyo shaqsiyadda C/Laahi…

                Read More

                  Golaha Deegaanka ee Caasimada Hargaysa oo Meel Mariyay Afar Gudi hoosaad oo ay yeelanayaan.

                  Hargaysa 31Jan(SDN) Golaha Deegaanka ee Caasimada Somaliland ee Hargaysa oo soo Gabo gabeeyay Kalfadhigoodii ayaa maanta ku ansixiyay afar Gudi hoosaad oo golahoodu yeelanayo. Fadhigan oo uu Shir Gudoominayay Ku Simaha Duqa Caasimada Hargaysa ahna Gudoomiye ku xigeenka Golaha Deegaanka C.casiis Maxamed Xaashi,Waxaa goob joog ka ahaa Todoba iyo Toban Xildhibaan oo ka mid ah…

                  Read More

                    Haweenka iyo Beelaha laga Tirada badan yahay oo mar kale Codsi u diray Golaha Wakiilada Somaliland.

                    Hargaysa 31Jan(SDN) Kulan ballaadhan oo ay isugu yimaadeen  xubno ka socday ururada Haweenka  iyo  Beelaha  laga tirade badan yahay  Xarunta Ururka Haweenka ee Nagaad ee magaalada Hargeysa  ayaa waxa ay ku taageereen Baaqii  Madaxweynaha JSLand Mud, Axmed Maxamuud Siilaanyo mar labaad   kaga dalbaday Golayaasha sharci dejinta inay ansixiyaan  Kootadii  loo qoondeeyey Haweenka iyo Beelaha laga…

                    Read More

                      Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya oo Amaantay Xiriirka Shiinaha kala dhexeeya Soomaaliya

                      Addis Ababa Jan 31 2013 (SDN)– Wasiirka arimaha dibada xukuumada Soomaaliya Fowsiyo Yuusuf Haji Adan ayaa si weyn waxay kaga hadashay xariirka u dhaxeeya Soomaaliya iyo dowlada Shiinaha,iyadoo xariirka Soomaaliya iyo Shiinaha ku tilmaamtay mid wanaagsan. Hadalkaan ayay wasiirada ka sheegtay kadib wareysi qaas ah oo ay siisay wakaalada wararka dalka Shiinaha (Xinhua),waxayna shaaca ka…

                      Read More

                        Ra’iisul wasaare Saacid iyo Xubno katirsan golihiisa oo booqday Isbital Madiina

                        Muqdisho Jan 31 2013 (SDN)– Cabdi Faarax Shirdoon Saacid, Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya iyo qaar ka tirsan golahiisa Wasiirada ayaa saakay waxa ay booqdeen Isbitalka Madiin ee Magaalada Muqdisho oo ay ku jiraan bukaano farabadan. Ra’iisul wasaaraha oo ay wehliyaan Wasiirka Arrimaha Gudaha iyo Amniga Qaranka, Wasiirka Gaashandhigga, Wasiirka Warfaafinta, Taliyaha Ciidanka Nabad Sugida iyo saraakiil…

                        Read More

                          Shir looga hadlayay la dagaalanka Al Shabaab iyo Burcad badeeda oo ka dhacay magaalada Garoowe ee Puntland

                          Garoowe Jan 31 2013 (SDN)— Shirkani oo ay wada qaateen masuuliyiinta maamulka Puntland iyo sidoo kale masuuliyiin ka socotay Qaramada Midoobay iyo Dowladda Denmarka ayaa waxaa looga hadlaye la dagaalanka Al-Shabaab iyo sidoo kale Burcad badeeda. Markii uu soo dhamaaday shirkaasi kadib ayaa waxaa faah faahin ka bixiyay waxyaabihii looga hadlay afhayeenka maamulka Puntland Axmed…

                          Read More

                            Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh oo faah faahiyay kulamo uu la qaatay Madaxda Midowga Yurub

                            Brussels Jan 31 2013 (SDN)— Madaxweynaha Soomaaliya ayaa faah-faahin dheeri ah wuxuu ka bixiyay kulamo uu la qaatay madax ka tirsan Midowga Yurub oo uu kula kulmay Dalka Belguimka. Xasan Sheekh Maxamuud ayaa wuxuu sheegay isaga oo uwaramaye laanta afka Soomaaliga ee BBC-da in waxyaabaha ugu muhiimsan oo ay kawada hadleen madaxda Midowga Yurub ay…

                            Read More

                              Madaxweyne Faroole:Macno weyn kuma fadhido hadalhaynta ah in Dalka Soomaaliya maadaama uu Maraykanku aqoonsaday uu isbedel ku keeni karo marxalada dalka

                              Garoowe Jan 31,2013(SDN)-Madaxweynaha maamul goboleedka Puntland ee dalka Soomaaliya Md Cabdiraxmaan Maxamed Faroole ayaa ka hadalay aqoonsigii dhawaan ay dawlada Mareykanku ku aqoonsatay dawlada dhexe ee Soomaaliya. Madaxweynaha ayaa sheegay in aqoonsigaasi aanu wax isbedel ah ku keeneyn xaaladaha siyasadeed ee dalka,khaasatan Puntlanad. Hadalada Madaxweyne Cabdiraxmaan Faroole ayaa waxa ka mid ahaa;“Maalmahan waxaa leysla dhexmarayay…

                              Read More

                                Ra’iisal Wasaaraha oo xafiiskiisa ku qaabilay Kaaliyaha Xoghayaha Guud ee Q/midoobay arrimaha Siyaasada

                                Muqdisho Jan 31,2013(SDN)-Ra’iisal Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdi Faarax Shirdoon Saacid ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Kaaliyaha Xoghayaha Guud ee Q/midoobay arrimaha Siyaasada Jeffrey Feltman waxayna ka wada hadleen arrimo ay ka mid yihiin, dowrka ay dooneyso in Q/midoobay ay ka cayaarto geeddi socodka Nabadda Soomaaliya iyo dhinacyada ay ka taageeri karto sida Garsoorka,…

                                Read More

                                  Somali FM hails Somalia-China relations

                                  ADDIS ABABA, Jan. 31 (Xinhua) — Somalia’s Foreign Minister Fowsiyo Yussuf Haji Adan highly regards relations between the troubled Horn of African country and China dating back to the 1960s. The minister told Xinhua in an interview on the sidelines of the just-concluded African Union summit held here that in the 1960s, China built a…

                                  Read More