DAAWO:Suldaan Deeqoow Macalin”Axmed Madoobe Soomaaliya waxa uu u horseedayaa Gumeysi”

    Wajeer June 12,2013(SDN)-Hogaamiyihii ururkii xoreynta NFD Suldaan Deeqoow Macalin Sanbuul ayaa jawaab kulul ka bixiyay hadal Soomaali badani ka xumaatay oo ka soo yeeray Xildhibaan ka tirsan Baarlamaanka Kiinya oo uu ku sheegay in ciidamadoodu aaney ka soo bixi doonin ebid Soomaaliya. Xildhibaan Aadan Bare Ducaale ayaa sheegay in Jubaland ay kiinya u tahay “sarsar”….

    Read More

      DHEGEYSO Xildhibaan Daahir Amiin Jeesoow oo Sheegay Raga oo is-guursada ay tahay Ilbaxnimo

      Muqdisho June 12,2013(SDN)-Xildhibaan ka tirsan baarlamaanka Soomaaliya oo la yidhaahdo Daahir Amiin Jeesoow ayaa yiri waa ilbaxnimo raga loo  in ay isguursadaan,Dumarkuna sidoo kale. Hadalkan ayaa yimi mar uu xildhibaanku uu hanbalyeynayay goaan uu Baarlamanaka Ugaandha kusharciyeeyay dadka isku jinsiga ahi is-guursadaan. Xildhibaanka ayaa warkaas Soomaalidu aadka uga naxday ku difaacay in ay tahay Dimuqraadiyad.

      Read More

        Beesha Ciidagale Wayne Oo Noqday Beeshii Ugu Horeysay Ee Hadhimo Sharafeed U Sameeyay Xulka Kubadda Cagta Ee Gobolka Awdal Balan Qaday Hadii Xulka Badiyo Diyarad ku Galbin Donaan Hargaysa ilaa Borama (Sawiro)

        Hargaysa 12Jun13 (SDN) Hadhimo sharafeed loo sameeyay Xulka Kubada Cagta Ee Gobolka  AWDAL, Hadhimo sharafeedkaas oo ay soo qaban-qaabiyeen Gudiga Beesha Ciidagale , taas oo ka qabsoontay Star Hotel  ee magaalada Hargeisa. Waxa kasoo qaybgalay gudiga Beesha Ciidagale, Lataliyaha madaxwaynaha ee arimaha doorashooyinka iyo gudiga golaha deegaanka ee gobolka awdal. Munaasibadaas hadhimo sharafeedka ah oo…

        Read More

          Ma Xishoode lagama Xishoodo

          Xishoodku waa qayb aad u muhiim ah oo ka mid ah Diinteena Suuban iyo dhaqanka wanaagsan ee Muuminiinta; Diinteenuna in badan bay ka hadashay Xishoodka iyo sida qofka Muslimka ah loogaga baahan yahay. Iyadoo sidaas loo og-yahay ayaa hadana dhinaca kalena waxaa jira Qof isagoo ka faa’iidaysanaya Xishoodka Qofka kale isku daya AMA u soo…

          Read More

            In Ciyaaryahannada Togdheer Qaadacaan Tartanka, Waxa ku Ceebaysan Xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo

            Sidaan wada ognahay waxa wadanka beryahanba ka socday ciyaaraha gobalada Somaliland oo Hargeisa ka socda, kuwaas oo si toos ah Adduunka oo dhan looga daawanayo shaashadaha TV-yada. Ciyaarahan  oo loogu talo galay inay dadku isku dhexgalaan iyadoo laysku laab xaadhanyahay isla markaana dhiirigalin looga dhigo dhalinyarada isla markaana kor loogu qaado tayada sportiska dalka meeshana…

            Read More

              Doorka Maanta iyo Soo Ifbixii Dil-Dilaaca Qabyaaladda

              Salaan kadaib akhriste mawduucan maanta ayanu soo qaadanay oo ah mid aad u baaxada wayn culayskiisana waxaa igu ka lifay oon u soo qaatay dhacdooyin layaab leh oo aan ku arkay dalkeen hooye gaar ahaam Caasimada Hargaysa,sidaa-daraadeed waxaa laga yaabaa inuu dheeraado meelo bada oo dunida guudkeeda ahna waa suurto gal inuu taabto ama inala…

              Read More

                Hargaysa Stadium, (maxaa ku dhusay Gabilay) Siyad Bare 12/4/1987 + Qaabiladii madaxweynaha Axmed Siilaanyo

                Waxaan marka hore salan mugleh hawada usoo marinayaa saxaafada xorta ah ee muujisa ama baahisa dareenada shacabka ee jira , Waxaa furitaankii ciyaara gobolada Somaliland ee 2/6/2013 ka soo qayb galkoodii madaxweynaha jamhuuriyada Somaliland ,Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo ay xasuustaydii ay dib u celisay wakhti hada laga joogo 26 sano , oo ku beegan 12/4/1987…

                Read More

                  Garnaqsigii Xildhibaanada iyo Is Difaacii Wasiirka Ciyaaraha “Xul kala Qaybsan ayaad Tartanka ka qayb galisay” {DHAGAYSO}

                  Hargaysa 11.June (SDN) Wasiirka wasaaradda Dhalinyarada iyo ciyaaraha Md. Cali Siciid Raygal ayaa maanta warbixin ka siiyay  Gudida Arimaha Bulshada  ee Golaha  wakiilada   tartanka Ciyaaraha Gobolada  ee ka Socda Caasimada Hargaysa,iyagoo isla qaatay in sida ugu dhakhsiyaha badan Xoriyadoodii loogu soo Celiyo Xulkii Gobolka Togdheer u Matalayay Ciyaaraha Gobolada. Wasiirka wasaaradda dhalinyarada iyo ciyaaruhu  waxa…

                  Read More

                    Liberia, Japan Sign U.S. $50 Million for Somalia Drive

                    Monrovia, June 11 2013 (SDN) –The Governments of Liberia and Japan on Monday signed a US$50 million agreement for the reconstruction and expansion of the Somalia Drive. The Monday June 10 signing ceremony followed a Detailed Design Agreement that was signed in March of this year between both governments, as Foreign Minister Augustine Kpehe Ngafuan…

                    Read More

                      UN envoy faces Somalia challenges (Video)

                      The Somali government says it will host a reconciliation conference to calm tensions in the southern city of Kismayo after an eruption of fighting between rival clans during the weekend. Restoring peace in Kismayo is a key challenges facing the UN’s new special representative to Somalia. In this exclusive report, Al Jazeera’s Peter Greste interviews Nicholas Kay,…

                      Read More

                        Kulan lagaga Hadlayay Aafada Tahriibka oo Jaamacada Hargaysa lagu Qabtay {DHAGAYSO}

                        Hargaysa 11.June (SDN) Wasiirka Wasaarada Dhalinyarada,Ciyaaraha iyo Dalxiiska ee Somaliland Mudane Cali Siciid Raygal ayaa maanta ka qayb galay Kulan ay soo qaban qaabisay Jaamacada Hargaysa kaas oo dhalinyarada lagaga Wacyigalinayay Khataraha Tahriibta . Kulankan Waxaa lagu soo bandhigay Daraasad ay soo diyaarisay Jaamacadu isla markaana lagaga hadlayo heerka uu gaadhsiisan yahay Tahriibku iyo Siyaabaha…

                        Read More

                          Xulka Sanaag oo 3 Gool kaga Dul Talaabsaday Xulka Buuhoodle,Kaadhadhka Cas oo Si Xoogan loo Gurtay iyo Saraar iyo Salal oo barbaro noqday

                          Hargaysa 11.June (SDN) Xulalka Gobolada Saraar,Salal,Sanaag iyo Buuhoodle ayaa Maanta fooda isku daray Tartanka Ciyaaraha Gobolada Somaliland  ee Ka Socda Garoonka Kubada Cagta ee Hargaysa Stadium . Ciyaarta Hore ayaa dhex martay Gobolada Saraar,Salal taas oo ahayd Ciyaar adag oo ay labada Xulba isla dhaafi waayeen inay wax goolal ah kala dhashadaan labadii qaybood ee…

                          Read More

                            Madaxda ugu sareysa dowladda Soomaaliya ayaa maanta laga talaalay nuuc cusub oo Talaalka cudurka Dabeysha ah

                            Muqdisho 11 June (SDN) Munaasabad daaha looga rogayay Talaalka dadka weyn ee nuuca cusub ee dabeysha ah oo awal caruurta laga talaali jiray, ayaa hada la sheegay in dadka waa weyn laga talaalayo, waxaana lagu bilaabay Madaxweynaha, Ra’iisul Wasaaraha iyo Gudoomiyaha Baarlamaanka. Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Cabdi Faarax Shirdoon oo ka hadlay talaalkan cusub ayaa sheegay…

                            Read More

                              Wasiirka Arrimaha gudaha oo maanta ka hor aqriyay Baarlamaanka Soomaaliya sharciga Cusub ee la dagaalanka Argagixisada

                              Muqdisho 11 June (SDN) Wasiirka Arrimaha gudaha iyo Amniga Qaranka C/kariin Xuseen Guuleed ayaa markii labaad maanta ka hor aqriyay Xildhibaanada baarlamaanka Soomaaliya Sharciga la dagaalanka Argagixisada oo dhowaan Xukuumada soo ansixisay. Sharcigan oo ah kii u horeeyay ee Xukuumada soo gudbisay ayaa Wasiirka Arrimaha gudaha su’aalo ka weydiiyeen Xildhibaanada, iyadoo xildhibaanada loo qeybiyay nuqulada qoraalka…

                              Read More

                                Wasiirka Ciyaaraha iyo Gudida arrimaha bulshada ee Golaha Wakiilada oo ku heshiiyay in la soo daayo Xulkii Gobolka Togdheer

                                Hargaysa 11.June (SDN) Wasiirka wasaaradda Dhalinyarada iyo ciyaaraha Md. Cali Siciid Raygal ayaa maanta warbixin ka siiyay  Gudida Arimaha Bulshada  ee Golaha  wakiilada   tartanka Ciyaaraha Gobolada  ee ka Socda CaasimadaHargaysa. Wasiirka wasaaradda dhalinyarada iyo ciyaaruhu  waxa uu sheegay in tartanka ciyaaraha ee Gobolada  dalka  looga gol leeyahay sidii  is dhex galka  dhalinyarada si lo abuuro …

                                Read More

                                  Dhinacyadii ku dagaalamay Kismaayo oo Xabad Joojinku heshiiyay iyo Xaalada oo Nabad kusoo laabatay

                                  Muqdisho 11 June, 2013 (SDN) Kadib Dagaal qasaaro xoogan gaystay oo ka dhacay Kismaayo ayaa xaalada waxaa ay xiligan tahay mid degan oo aysan jirin cid is-horfadhisa. Hadaba Wararka ka imaanaya magaalada Kismaayo ayaa sheegaya in odayaasha iyo waxgaradka ay ku guuleysteen in xabad joojin rasmi kala dhex dhigeen dhinacyadii ku dagaalamay magaalada, iyadoo ay socdaan…

                                  Read More