Maxakamadda Gabiley oo Maanta Bilaabaysa Dacwad Ka Dhan Ah Weriye Caan Ku Ah Sawir Gacmeedka (Political Cartoons)
Gabiley June 02,2013 (SDN) – Maxkamadda Gabiley ayaa lagu wadaa inay maanta bilawdo dacwad ka dhan ah Wariye Cabdirashiid Muxumed Qalinle oo caan ku ah sawir gacmeedka (Political Cartoonis). Wariye Cabdirashiid ayaa xalay saqdii dhexe ciidamadda Baadhista danbiyaddu u geeyeen Amar maxkamadeed oo u muuqda in dhowr jeer Taariikhda laga bedelay, kaasoo lagu farayo inuu…
