Mareykanka oo dedaal Diblomaasiyadeed ugu jira sidii uu Gacanta ugu Dhigi lahaa Edward Snowden
Moscow June 25,2013(SDN)-Dawlada Mareykanka ayaa ilaa iyo haatan aan gacanta ku dhigin Edward Snowden oo ah nin hore ugu shaqeynayay heyada sirdoonka ee CIAda iyo Hay’ada amaanka ee NSA oo isla markaana shaaciyay barnaamij sir ahaa oo ay sirdoonka Mareykanku ku basaasi jireen isgaarsiinta. Xukuumada Obama ayaa shaacinta barnaamijkaas kala kulantay fashil iyo caro baaxad…
