Wasiirka Arrimaha Guddaha Soomaaliya Muxuu ka yiri Wadahadii Somaliland iyo Soomaaliya
Muqdisho July 13,2013(SDN)-Wasiirka wasaarada arrimaha guddaha ee dalka Soomaaliya oo dhawaan ka qeybgalay wadahadaladii Turkiga ku dhex maray Somaliland iyo Somalia ayaa ka war bixiyay qodobadii ka soo baxay. Wasiirka oo arimahaa ka hadlayna mar uu shie saxaafada ugu qabtay Mudisho waxa ka mid ahaa:“Wadahadalladii ka dhacay Turkiga waxay ahaayeen kuwo lagu qancinayo Somaliland si…
