“Annaguna Haddii aanu Somaliland nahay wax kale maanu samayne Xidigtii uun baanu Madoobaynay Ilaahayna ha nagu guuleeyo.” Wasiirka Warfaafinta Cukuse {DHAGAYSO}
Jigjiga 06.June (SDN) Wefti uu hogaaminayo Wasiirka Wasaarada Warfaafinta,Dhaqanka Iyo Wacyigelinta Somaliland Mudane C.laahi Maxamed Daahir Cukuse ayaa ka qayb galay Munaasibad ay ku qalin jebinayeen 759 Arday oo Sideed iyo Labaatan ka mid ahi ay ahaayeen Reer Somaliland isla markaana Wax ka bartay Jaamacada Jig Jiga Health Science . Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, dhaqanka iyo…
