Hoggaanka Waddani Oo Cambaareeyey Xadhigga Xukuumaddu U Geysatay Xildhibaannada Gabiley

    Boorama:31-Oct-2013(SDN)-Guddoomiye ku xigeenka 1-aad ee xisbiga mucaaridka ah ee WADANI Mudane Axmed Muumin Seed ayaa maalintii shalay si kulul u cambaareeyay xadhiga ay xukuumadu kula kacday xildhibaanada ay shacabku soo doorteen ee golaha degaanka ee degmada Gabilay.  Gudoomiye ku xigeenku isaga oo ka hadlaya arintan waxa uu yidhi “Waxa aan cambaaraynayaa xadhiga ay xukuumadu kula…

    Read More

      Garabka Kornayladda Xisbiga Kulmiye Oo Cambaareeyey Mu’aamaraddii uu Wasiir Samaale La Dhex Galay Guddida Qabanqaabada Shirweynaha

      Hargeysa:31-Oct-2013(SDN)-Iyadoo Dhulgariirkii ugu weynaa uu Haatan uun ka dhex curtay Xisbiga Kulmiye, ayuu Garabka Uu Hoggaamiye Guddoomiye Muuse Biixi Cabdi ku Dhawaaqay In Kooxda sheegatay inay Guddi Samaysteen ay Dhabar jab iyo Foolxumo ku tahay Guud ahaanba Xisbiga. Shir Jaraa’id oo Makhribnimadii shalay Xarunta Xisbigaas ay ku qabteen Guddoomiyaha Ku-meel-gaadhka ah ee Guddida Qabanqaabada Xisbiga…

      Read More

        Baadhitaanno Aan Noocooda Hore Loo Arag Oo Ciidanka Booliska Burco Ku Qabteen Rag Looga Shakisan yahay ONLF

        Burco:31-Oct-2013(SDN)- Hawlgallo Baadhitaan oo ayaamahanba Ciidanka Ammaanka Magaalada Burco ka wadeen Magaaladaas, ayaa Natiijadoodu Noqotay in Gacanta lagu soo Dhigo Tiro Rag ah oo Looga shakisan yahay inay Ka tirsan yihiin Jabhadda Etiopia Ka Dagaallanta ee ONLF. Hannaanka ay ciidanka Boolisku Dadka u baadhayeen oo ahaa mid ku cusbaa Waddanka, islamarkaana aan waxba la dhaafaynin,…

        Read More

          Hagardaamooyin Laga Soo Abaabulay Madaxtooyada Oo Xisbiga Kulmiye Lagu dhextuuray iyo Wasiir Samaale Oo Tuur iyo Tarbiic Isku Yeelay Gacantana Ku Dhigay Aqlabiyadda Guddida Qabanqaabada Shirka Xisbiga

          Hargeysa:31-Oct-2013(SDN)-Xisbiga Talada Haya ee Kulmiye ayaa wax uu Huursanaadaba Maanta la Soo Baxay Caado iyo Dhaqan in badan la sheegi jirey in ifafaalaheedu  soo siigaynayo. Xisbiga Kulmiye ayaa  Kala Fogaanshihii iyo Loollankii u dhexeeyey Labada Nin ee haatan tartanka weyni dhexyaallo ee Samaale iyo Muuse Biixi, waxa uu sababay in Guddidii qabanqaabada shirweynaha ee Dhawaan…

          Read More

            Guddoomiyaha Iskaashatada Basaska Hargeysa Oo Sharxay Sababta ay u Caydhiyeen Tiro Badan Kirishbooyo ah

            Hargeysa:31-Oct-2013(SDN)-Guddoomiyaha Guddiga Basaslayaasha caasimadda Hargaisa Mudane,Xuseen Axmed Maxamuud, ayaa faahfaahin ka Bixiyey Shaqada ay Guddi ahaan Qabtaan iyo Hawlaha ay u hayaan Iskaashatada Basasleyda caasimadda. Guddoomiyaha Oo Maalintii shalay xafiiskiisa ugu warramayey Qaar ka Mid ah warbaahinta, ayaa sidoo kale carrabaabay in Xukuumaddu Gebi ahaanba ka Dhaaftay Lacagta Takaalliifta waddooyinka  ay dhawaan soo rogtay. Guddoomiyaha…

            Read More

              Kenya oo shan ruux u haya weeraradii Westgate Mall

              Nairobi Oct 31,2013(SDN)-Ciidamada dalka Kenya ayaa u haya shan ruux weerarkii lagu qaaday xarunta ganacsiga ee westgate Mall ee bishii hore. Xeer ilaalinta ayaa sheegay in shantan ruux sida ugu dhakhsiyaha badan loogu soo oogi doono debiyo la xiriira fal danbiyeedkaas. Ndegwa Muhoro oo ah madaxa denbi baarista ciidamda Booliska ee Kenya ayaa sheegay in…

              Read More

                Iran iyo Soomaaliya oo doonaya in ay xiriirkooda kor u qaadaan

                Tehraan Oct 31,2013(SDN)-Kulan ay yeesheen Madaxa guddida Amniga iyo arrimaha dibedda ee Baarlamaanka dalka Iran Alaeddin Boroujerdi iyo wefdi ka socda baarlamaanka Soomaaliya oo uu hogaaminayo Cabdala Boss Axmed. “Balaarinta xiriirka saaxibtinimo ito ta siyaasadeed,dhaqaale iyo dhaqan ee dalalka Islamka waxa ay ka mid tahay qodobada assaasiga ah ee baarlamaanka Iran”ayuu yiri Boroujerdi. Cabdala Boss…

                Read More

                  Iran, Somalia Seeking to Strengthen Ties

                  In a meeting between Chairman of the Iranian Parliament’s National Security and Foreign Policy Commisiion Alaeddin Boroujerdi and a visiting delegation of the Federal Parliament of Somalia, led by Cabdalle Boss Axmed, the pair stressed the need for further development of mutual cooperation between Tehran and Mogadishu. “Expansion of friendly relations in political, economic and…

                  Read More

                    Ra’iisul Wasaaraha oo ka tacsiyeeyey geerida Xildhibaan Cumar Islow Maxamed

                    Muqdisho, October 31, 2013—–Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka ee Soomaaliya Mudane  Cabdi Faarax Shirdoon “Saacid” ayaa tacsi Qaran u diray qoyska, ehelada, qaraabada iyo shacabiweynaha Soomaaliyeed geeridii ku timid alle u naxariistee Xildhibaan Cumar Islow Maxamed.   “Xildhibaan Cumar Islow wuxuu ahaa shaqsi dadaal badan oo howlaha Qarankana si sharciga waafaqsan u guta, waxaana alle baryeynaa…

                    Read More

                      DAAWO:Beesha reer Khalaf oo Xubin Baarlamaan codsatay iyo Jawaab la siiyay

                      Gaalkacyo Oct 31,2013(SDN)-Beesha reer Khalaf ee Cumar Maxamuud ee degta gobolka Mudug ayaa kulan ay soo abaabuleen waxgaradka beeshaasi waxa ay beelaha gobolka Mudug uga codsadeen in ay siiyaan mid ka mida xildhibaanada gollaha Baarlamaanka Puntland. Mid ka mida beelihii madasha xaadirka ku ahaa ayaa waxa ay sheegeen in ay walaalaood siin doonaan xubintooda baarlamaan….

                      Read More

                        DAAWO:Baahintii Wararka ee TV-ga Qaranka Somaliland

                        Hargeysa Oct 31,2013(SDN)-Akhristeyaal ku soo dhawaada mar kale baahintii qubanaha wararka ee TV-ga Qaranka Somaliland ee xalay,qodobada aad maqlidoontaana waxa ka mid ah: Madaxweyne Axmed Siilaanyo oo xafiiskiisa ku qaabil u qaanilsanaha arrimaha biniaadinimo u qaabilsan Somaliland iyo Soomaaliya Madaxweyne ku-xigeenka Somaliland Cabdiraxmaan Saylici oo furay heyada hooyada iyo dhalaanka ee UNICEF SDN-Hargeysa contact@somalidiasporanews.com

                        Read More

                        Xulka Ghana oo – 6-1- Ku Hanfisey Xulka Egypt Ma Ka Soo Kaban Doonaan?(By Jaahuur)

                        Ghana,Kumasi-Oct-31-2013-(SDN) Akhyaartay dhacdooyinkeena ciyaaraha waxaynu u riixaynaa xagaa iyo Afrika oo wali uga socdo iskhaarinjintii koobka kubadda cagta ee aduunka kana dhici doona dalka Brazil 2014. Haddaba ciyaar oo aad u xiisa badneyd oo la wada sugayey ayaa waxaa foodda isla galey xulka Ghana(Black Stars) iyo xulka Egypt,waxayna ka dhacdey (Baba Yara Stadium) First Leg-Lugtii Hore….

                        Read More

                          Madaxweynaha Punt land oo Kulan la Qaatay Wefti Ka Socday Qaadhan bixiyeyaasha kana wada hadlay Mashruuca New Deal

                          Garowe 30.October 2013 (SDN)- Madaxweynaha Dowladda Puntland Dr.Cabdiraxman Shiikh Maxamed Farole ayaa kulan kula qaatay xarunta Madaxtoyada Puntland ee Garowe wafdi ka socday deeq bixiyaasha Midowga Yurub iyo Bankiga Aduunka kuwaasi oo ka koobnaa lix  xubnood. Wasiirka Qorshaynta Puntland Eng.Maxamuud Caydiid Dirir  ayaa faahfaashay kulanka ka dhacay madaxyoyada oo uu sheegay inuu ahaa mid la…

                          Read More

                            President Silanyo Meets with the Head of UN Resident and Humanitarian Coordinator for Somalia

                            Hargeisa, Oct 30, 2013 (SDN) -Somaliland president Ahmed Mohamed Mohamoud Silanyo has on today received Mr. Philippe Lazzarini the representative of United Nations office for humanitarian affairs coordination and development for Somalia at the presidential palace. Mr. Lazzarini has arrived the country yesterday in order to attend a bi-annual meeting between Somaliland government and international…

                            Read More

                              Dil Dilaaca Xisbiga Kulmiye oo ka dhex Curtay Gudidii qaban qaabada,Damaca Siyaasiyiinta, iyo Kalsooni daro soo kala dhex gashay dhinacyada ku loolamaya Hogaanka Xisbiga {DAAWO}

                              Hargaysa 30.October 2013 (SDN)- Gudidii Qaban qaabada Shirweynaha 3aad ee Xisbiga Kulmiye ayaa Maanta waxaa soo kala dhex galay Khilaaf Mugdi gelinaya is aaminka iyo Kalsoonida u dhaxaysa Xubnahan oo Guud ahaan isku dhan 27 Xubnood isla markaana dhawaan la magacaabay . Gudidan ayaa u kala Jabtay laba Garab inkasta oo aan la shaacin dhinacyada…

                              Read More

                                Ra’isal Wasaare Cabdi Saacid iyo u Kuurgelida Koboca iyo Horumarka Baanka dhexe Somalia

                                Muqdisho 30.0ctober 2013 (SDN)- Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka ee Soomaaliya Mudane Cabdi Faarax Shirdoon ayaa maanta kormeeray koboc iyo horumarada dhaqaale ee Bankiga dhexe iyo Dekedda Muqdisho, waxaana kormeerkiisan ku wehliyay Wasiirada Maaliyadda, Howlaha guud, Arrimaha gudaha iyo Warfaafinta. Ra’iisul Wasaaraha ayaa ugu horeyntii kormeerkiisan ku tegay xarunta Bankiga dhexe ee Soomaaliyeed, halkaasoo uu kula…

                                Read More

                                  Ships use Britney Spears songs to ward off Somali pirates

                                  Mogadishu, Oct 30, 2013 (SDN) -An international organization of maritime security companies says the music of Britney Spears has proven effective in warding off Somali pirates. A representative from the Security Association for the Maritime Industry said ships traveling in the Indian Ocean have found the pirates are repelled by Spears’ hit songs “Oops! I…

                                  Read More

                                    Madaxweyne Siilaanyo oo Xafiiskiisa ku Qaabilay Wakiilka Jimciyada Quruumaha ka dhaxaysa u qaabilsan Xaga Horumarka iyo Bini’aadanimada ee Somaliland iyo Soomaaliya

                                    Hargaysa 30.October 2013 (SDN)- Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed Maxamed (Siilaanyo) ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Wakiilka Jimciyada Quruumaha ka dhaxaysa u qaabilsan Xaga Horumarka iyo Bini’aadanimada ee Somaliland iyo Soomaaliya Mr. Philippe Lazzarini.Sarkaalkan oo shalay ka mid ahaa wufuud Somaliland u timid sidii loo qiimayn lahaa iskaashiga Somaliland, qaadhaan bixiyeyaasha iyo Hay’adaha caalamiga ah….

                                    Read More