Madaxweynaha Punt land C.raxmaan Faroole oo Tababar u Xidhay Ciidamada Asluubta ee Punt land

    Garowe 29.October 2013 (SDN)- Madaxwaynaha Dowlada Puntland Dr.Cabdiraxmaan Shiikh Maxamed Farole ayaa maanta tababar mudo saddex asbuuc u socday qaar ka mid ah ciidanka Asluubta ugu soo xiray xarunta cusub ee taliska asluubta duleedka magaalada Garowe. Askartaan ayaa waxaa la barayay casharo kala duwan oo ku aadan qaabka loola dhaqmo maxaabiista ,sida loo qabto qofka…

    Read More

      Wasiirka Qorshaynta Qaranka Somaliland oo Maanta ka Hadlay Hawlgalka Tiro koobka ee Khilaafku ka dhashay

      Hargaysa 29.October 2013 (SDN)- Wasiirka wasaaradda qorshaynta qaranka Dr Sacad Cali Shire ayaa shir jaraa id oo ku qabtay xafiiskiisa waxa uu kaga waramay  muhiimada uu tirakoobka u leeyahay bulshada Somaliland isagoo faah faahin ka bixiyay baahida loo qabo in la ogaado tirada rasmiga ah ee bulshadeenu ay ka koobantahay. Wasiirka wasaaradda qorshaynta qaranka Dr…

      Read More

        Difaacayaasha Xuquuqda Aadamaha oo Canbaareeyay Dilkii Waxashnimada ahaa ee Weriye Timcade

        Nairobi 29.October 2013 (SDN)- Hay’adda difaacayaasha xuquuqda aadanaha ee Bariga Afrika ayaa ka hadashay dilkii dhowaan Muqdisho loogu geystay weriye Maxamed Maxamuud Tima-cadde. Madaxa Hay’adda Dr. Xasan Shire Sheekh ayaa sheegay inay ka xun yihiin dilka weriye Tima-cadda, isaga oo tacsi u diray ehelada, asxaabta iyo nahda suxufiyiinta ee u ka tagay marxuumka. Waxa uu nasiib…

        Read More

          Maraykanka oo Xaqiijiyay inay Khaarajiyeen Ninkii ka Danbeeyay Qaraxyadii Hargaysa ee 2008

          Washington 29.October 2013 (SDN)- Wargeyska Washington Post ayaa sheegay in saraakiil ka tirsan Pentagonka Maraykanka ay u xaqiijiyeen in weerarkii shalay ka dhacay degmada Jilib ay iyagu ka dambeeyeen, kuna dileen saraakiil sare oo ka tirsanaa Al-shabaab. Saraakiisha Maraykanka ayaa intaa ku daray in gantaal laga riday dayuuradaha aan duuliyaha laheyn ee Droneska lagu dhuftay…

          Read More

            Musharaxa Madaxtinimada Puntland Xaaji Yaasiin oo ka digay cawaaqib xumo ka dhalatay magaalada Taleex

            Nairobi Oct 29,2013(SDN)-Musharaxa tartanka madaxtooyada Puntland Xaaji Yaasiin ayaa shir jaraaid oo uu ku qabtay magaalada Nairobi ayaa waxa uu uga hadlay shirka Taleex uga socda kooxda Khaatumo iyo ciidamada Puntland ee halkaa gaaray. Musharuxu waxa uu sheegay in ciidamada uu wato madaxwene ku-xigeenka Puntland Gen Cabdisamad Cali Shire ee dul tagay Taleex ay hurinayaan…

            Read More

              Marwo Faysa Maxamed Oo Si Kulul U Cambaaraysay Xadhigga Xukuumaddu U Geysatay Marwo Luul Xasan Mataan

              Hargeysa:29-Oct-2013(SDN)-Guddoomiyaha Garabka Haweenka ee Madasha wada-tashiga iyo Toosinta Qaranka Marwo Faysa Maxamed Muxumed, ayaa Si Kulul u dhaliishay Hannaanka ay xukuumadda Kulmiye Xabsiga ku dhigtay Madaxii Xarunta Derbijiifka Degmada Maxamed Mooge Marwo Luul Xasan Mataan. Marwo Faysa Oo Maalintii shalay U warramaysay Qaar ka mid ah warbaahinta Dalka, ayaa tallaabo foolxumo ah ku sifaysay   Xadhigga…

              Read More

                Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamed Oo Habeenkii Xalay U Duulay Waddanka Turkiga

                Muqdisho:29-Oct-2013(SDN)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa Fiidkii Hore ee Xalay ka ambabaxay garoonka diyaaradaha ee Aadan Cadde,isagoo ku sii jeeda dalka Turkiga. Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa casuumaad rasmi ah ka helay madaxweynaha dalka Turkiga mudane C/lla Guul, waxana la filayaa in halkaas ay ku yeeshaan wadahadallo dhinacyo badan taabanaya.   Labada madaxweyne…

                Read More

                  Warbaahinta Madaxa Bannaan Oo Bayaan Ka Soo Saartay Xeer Dabar ku ah Oo Xukuumaddu Dabada ka Riixayso

                  Hargeysa:29-Oct-2013(SDN)-Kulamo isdaba joog ah oo Warbaahinta Madaxa Bannaan ee Somaliland in Muddo ah uga Socday Magaalada Hargeysa, ayaa Lagu Lafoguray Xeer Xukuumaddu dabadda Ka Riixayso Oo Dhawaan la Horkeeni Doono Golaha  Wakiillada Somaliland. Kulamadan ay Saxaafaddu ku lahayd Magaalada Hargeysa, waxay dood dheer kaga yeesheen xeer qabyo-qoraal ah oo loogu talo-galay inay ku shaqayso warbaahinta…

                  Read More

                    Dablay Xalay Magaalada Jawhar Ku Toogtay Sarkaal Ka Tirsan Ciidanka Dawladda

                    Jawhar:29-Oct-2013(SDN)-Dablay Hubaysan oo aan Haybtooda La Aqoon, ayaa Xalay Makhribkii Magaalada Jawhar  Ku khaarajiyey Sarkaal ka tirsan ciidanka Dawladda Soomaaliya. Dableyda ayaa ku hubeysnaa bastoolado, waxaana ay xaafada Hanti wadaag ku rasaaseeyeen Xuseen Cumar Wehliye (Mooja Mooja) xilli uu ka baxay maqaaxi uu shaah ka cabayey isago kusii jeeday gurigiisa, waxaana dhaawac soo gaadhay markii…

                    Read More

                      DAAWO:WarkiiGuddaha iyo Dibedda ee ka baxay TV-ga Qaranka Jamhuuriyada Somaliland

                      Hargeysa Oct 29,2013(SDN)-Warakii ka baxay Tv-ga Qaranka Somaliland ayaa waxa qodobada lagu soo ban dhigay waxaa ka mid ahaa: Qado sharaf madaxweyne ku-xigeenku Hargeysa ugu qabtay guddida qaban qaabada shirweynaha Kulmiye. Wasiirka Qorsheynta Qaranka oo booqasho ku tegay jaamacada Timocade ee magaalada Gebiley. Halkan hoose ka daawo oo ka bogo Baahinta TV-ga Qaranka Somaliland.  …

                      Read More

                        Qabyaalaysiga iyo dabargoynteeda waxay meel mari kartaa markaad qaabi’ilka kale aad ka dayso dulmiga, hadii kale, iska dhaaf qiiq isku qariska, ee iska qiro

                        Qabiilka ha la daayaa la yiri: – se adigase ma iska daynkartaa? Runtii madalka kasta oo aad tagto waxaa ku badan dadka Soomaalinimada jecel, isla markaasna hadii aad dhuuxdo qoraalada qaar, fikradaha iyo hadalada dadka is waydaarsanayaa, waxaad arkaysaa aysan dadka inta badan is isogayn in ay waxu  dhimaayaan qabaaa’ilo kale, qabyaaladana kaga horeeyaan dadka…

                        Read More

                          KU SOCOTA WASIIRKA MAALIYADA SAMAALE

                          Maalin dhawayd ayaa wiil aan wareystay oo ka mid ahaa ardeydii fadhiday oo ahayd mid qalinjabibna ayaa madashaa ay  hadlayeen Samaale,Faysal Cali waraabe iyo madax dowlada ka tirsan ,samaale ayaa qudbadii ubaxay oo isagu waxaanu ka filaney  inuu nagala hadlo baahiya aradyad iyo shaqo helis iyo tahriibta wuxuuse ka Hadley wado kale iyadoo aanay dhaartu…

                          Read More

                            Ardaynimooy sideed ahayd, sideedse noqotay???

                            Ardaynimadu waa shay qaali ah, aniga shakhsi ahaanna meel bay iigu suntantahay waqtigaygii ardaynimo ee aan fasal-ka fadhiisan jiray waliba waqtigu iskuma jiree waqtigii aan ku jiray dugsiga sare ayaa ah mid aad iigu sawwiran, ardaydii waqtigaasina way iiga duwanyihiin ardaydii aanu goobaha waxbarasho ee kale ku kulannay. Hordhac ahaan, waqti xaadirkan ardaynimadu waxa aad…

                            Read More

                              Kulmiye Party moving from victory to Milestone

                              The transition to democracy demonstrated by Peace, Unity, and Development Party (Kulmiye) leadership have promoted hope for a society where all citizens would have the opportunity to recognize their full contribution, physical, cerebral and communal .This vision was captured in the foundation, which spells out that each sector of human development domains as flourishing in…

                              Read More