Somalia government closes radio station

    Mogadishu, Oct 27, 2013 (SDN)– Security forces shut down one of Somalia’s most respected independent radio stations yesterday in Mogadishu, accusing it of illegally occupying a government building, witnesses and police said. Armed officers cordoned off the building located near the Somali capital’s airport and arrested journalists inside in a raid that comes four days…

    Read More

      Somali Journalist Dies in Hospital after Attack

      Mogadishu, Oct 27, 2013 (SDN)– A Somali journalist says a colleague attacked by gunmen on Tuesday has died of his wounds. Ahmed Nor Mohamed said Sunday that journalist Mohamed Mohamud died in hospital Saturday night. The Committee to Protect Journalists said Mohamud, who also was known as Tima’ade, had undergone surgery after being shot six…

      Read More

        Gudoomiye Kulmiye oo Isbarbar dhigay Kala Duwanaanshaha Shirweynahoodii labaad iyo ka 3aad ee dhawaan qabsoomaya,isla markaana Biniixiyay Xanafo Xisbiga Soo Gaadhay {DHAGAYASO}

        Hargaysa 27.October 2013 (SDN)- Gudoomiyaha Xisbul Xaakimka Kulmiye Mudane Muuse Biixi Cabdi ayaa Sheegay in Shirweynihii 2aad ee Xisbiga Kulmiye uu ku yeeshay Magaaalada Burco uu Tuhun soo kala dhex galay Hogaanka Xisbiga taas oo ay ugu wacnayd ayuu yidhi in Xeerarka Xisbigu ay qabyo ahaayeen. Gudoomiye Muuse Biixi Cabdi waxa uu Tilmaamay in hadii…

        Read More

          Madaxweyne Axmed Siilaanyo oo Tilmaamay Kaalinta Xisbiga Kulmiye kaga Jiro Koboca Dimuquraadiyada,Iftiimiyayna doorka Shaqo ee Gudida Qaban Qabada Shirweynaha Xisbigaaas{DHAGAYSO}

          Hargaysa 27.October 2013 (SDN)- Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamud Siilaanyo ayaa Sheegay in Xisbiga Kulmiy Wada Jirkiisa iyo Wada Shaqayntiisu ay tahay Mid Ummadu wada Ogsoon tahay,Waxa uu Mudane Axmed Siilaanyo hambalyo u diray Hogaanka Xisbiga iyo Gudida Qaban qaabada Shirweynaha Guud ee Xisbiga Kulmiye. Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland ayaa hadalkan ka jeediyay Madal…

          Read More

            “Xisbiga Kulmiye hadaynu nahay waa inaynu Xisbinimadeena dhawrnaa,ilaalinaana Shuruucda dalka” {DHAGAYSO}

            Hargaysa 27.October 2013 (SDN) Madaxweyne Ku Xigeenka Somaliland Mudane C.raxmaan C.laahi Ismaaciil Saylici ayaa Sheegay in Xisbiga Kulmiye uu noqdo Mid astaan u noqda Xisbiyada dalka ka jira maadaama uu yahay ka haya Hogaaminta qaranka isla markaanaa looga baahan yahay inuu Shuruucda Wadanka ilaaliyo. Mudane C.raxmaan Saylici waxa uu Xusay in Xisbi ahaan ay isu…

            Read More

              Degmada Dharkeenleey oo Maanta loo Sameeyay Xarun Cusub isla markaana Xadhiga laga jarayo

              Muqdisho 27.October 2013 (SDN)- Xarun cusub oo ay  yeelato Maamulka dagmada Dharkeenleey ayaa waxaa maanta xariga kajaray Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho mudane Maxamuud Axmed Nuur Tarsan, oo ay wehliyaan qaar katirsan masuuliyiinta maamulka Gobolka Banaadir. dhismaha cusub ee xarunta maamulka dagmada Dharkiinley oo ah mid ku cusub gudaha dagmadaasi, oo xiligii dowladdii…

              Read More

                Xeer Ilaaliye ku Xigeenka Somaliland oo Duruuf Qalafsan ku soo arkay Jeelka Boorama iyo Xarumaha Garsoorka

                Boorama 27.October 2013 (SDN)- Ku xigeenka xeer ilaaliyaha guud ee Somaliland Mudane Aadan Axmed Muuse ayaa maanta booqasho ku yimid Boorama, waxana uu markii uu Boorama soo gaadhay kormeero ku sameeyay xarumaha Booliska, jeelka dhexe iyo Maxkamadaha gobolka iyo degmada, waxana ku wehelinayay safarkiisan masuuliyiinta garsoorka iyo talisyada ciidanka asluubta iyo Booliska ee gobolka. Ku…

                Read More

                  Wasiir Ku Xigeenka Cadaalada oo Socdaal dhaqaaq Joogsi ah ku Tegay Laascaanood daqiiqado kadibna dib uga soo Jarmaaday

                  Laascaanood 27.October 2013 (SDN)- Wasiir ku Xigeenka Wasaarada Cadaalada Nuur Cismaan Guuleed ayaa gaadhay magaalo madaxada gobolka sool ee laas caanood halkaasoo ay si weyn ugu soo dhaweeyeen masuuliyiinta heer gobol iyo heer ee degmo ee gobolka  sool. waxaana soo dhawaynta ka dib uu wasiir ku Xigeenku wuxuu kulamo xog waraysi ah la yeeshay masuuliyiinta…

                  Read More

                    Laba Wasiir oo Isku bahaysatay Wacyigelinta Tahriibka ee dhalinta Gobolka Awdal

                    Boorama 27.October 2013 (SDN)- Wasiirka Wasaarada Dhalinyarada iyo Ciyaaraha oo uu Weheliyo Wasiir ku Xigeenka Wasaarada Warfaafinta,Dhaqanka iyo Wacyigelinta ayaa kulan kula qaatay Jaamacada Camuud Maamulka iyo ardayda wax ka barata Jaamacadaas isla markaana ka wacyigeliyay Khatarta tahriibka. Xafladaas waxaa ka hadlay Wasiirka Wasaarada Dhallinyarada,Ciyaaraha iyo Dalxiiska ee Somaliland Mudane Cali Siciid Raygal oo sheegay…

                    Read More

                      Madaxweyne C.raxmaan Faroole oo Madaxtooyadiisa ku qaabilay Safiirka Talyaaniga ee Somalia

                      Garowe 27.October 2013 (SDN)- Madaxweynaha Dowladda Puntland Dr,Cabdiraxman Maxamed Farole ayaa  ku qaabilay xarunta Madaxtoyada Garowe Safiirka Talyaaniga ee Somalia Ambassador Andrea Mazzela oo maanta booqasho ku soo gaaray magaalada. Xubno ka tirsan wasaarada arrimaha dibadda Talyaaniga iyo hay’adda UNOPS ayaa wehelinayay safiirka, waxana sidoo kale joogay kulanka masuuliyiin ka tirsan Puntland. Socdaalka Safiirka Taylaaniga…

                      Read More

                        Shirkada Kaluumaysiga ee Pontus Marine oo Magaalada Boorama ku qabatay Kulan ay Bulshada ugu bandhigayso ka Qaybgalka Saamiyada Shirkadaas

                        Boorama 26.October 2013 (SDN)- Shirkada Kaluumaysiga ee Pontus Marine ayaa maanta dadka reer Boorama u soo bandhigay qorshe ay kaga mid noqonayaan dadka maalgashanaya shirkadan dhinaca kaluumaysiga ah oo ka hawl gali doonta Somaliland. Madashan ayaa waxa ka soo qayb galay Lataliyaha Madaxwaynaha ee dhinaca Haweenka, maayarka Boorama, ganacsato, Cuqaal iyo dadwayne kale. Ugu horayn…

                        Read More

                          Der Spiegel:Mareykanka oo Telephone-ka Angela Merkel dhegeysanayay ilaa iyo 2002dii

                          Munich Oct 27,2013(SDN)-Jariirad ka soo baxda dalka Jarmalka ayaa daabacday in sirdoonka Mareykanku dhegeysanayeen telephoonka haweeneyda Hogaamisa dalkaas ee Angela Merkel mudo dhawr iyo toban sanadood ah. Der Spiegel ayaa daabacday in ay heyso documintiyo cadeynaya in Mareykanku Telephone-ka Merkel dhegeysanayay intii ka danbeysay 2002dii. Jariiradu waxa ay sheegtay in aaney cadeyn sababta loo asaasay…

                          Read More

                            Wariye Timacade oo dhaawicii gaaray u geeriyooday

                            Muqdisho Oct 27,2013(SDN)-    Wariye Maxamed Maxamuud Timacade oo koox hubeysani ay 22kii bishan raasaas la dhacday ayaa dhawicii soo gaaray u geriyooday. Maxamed Timacade oo ku jiray Cusbitaalka Madina ee Magaalada Muqdisho oo maalmihii u danbeeyay dhaawacyadiisa lagu dhayay. Rag hubeysan ayaa wariye Timacad xili uu ka soo baxayay aqalkiisa ku dhuftay lix xabadood. Wariye…

                            Read More

                              XUKUUMADII OO ARGAGIXISO ISU BEDESHAY

                              WAXAA  ISOO TARAAYAA BARYAHAN IN XUKUMADII ISU BEDESHAY ARGAGIXISO KADIBNA MARKII TALADADII IYO AMAANKII DALKUBA U GACAN GALAY SIILAANYO OO AWOODIISA MAAMUL AAD U NUGUSHAHAY OO FALAL BADAN OO ISKU DAY DIL IYO SHIRQOOLO BADAN LAGULA KACAY MUWADINIIN. FALALKAN AYAAN AHAYN WAX INAGU CUSUB OO WAXAA SHIRQOOLADAN LAGULA KACAY WARGAYSKA HUBAAL IYADOO ASKARI CIDANKA BOOLISKA…

                              Read More

                                Ra’iisul Wasaaraha oo qaabilay kuxigeenka xoghayaha guud, kormeerna ku sameeyey xafiiska Q/midooba

                                Muqdisho, October 27, 2013—-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdi Faarax Shirdoon “Saacid” ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Ku-xigeenka xoghayaha guud ee Q/midoobay Jan Eliasson, waxayna ka wada hadleen xiriirka Soomaaliya iyo Q/midoobay, gaar ahaana taageerada shacabka Soomaaliyeed ay u fidiso Q/midoobay. Kulankan ayaa waxaa sidoo kale ka qeybgalay xubnaha golaha Wasiirada iyo wakiilka gaarka ah…

                                Read More