War Deg Deg ah: Wasiir Samaale Oo Iska Diiday Qabashada Xilka Wasaaradda Waxbarashada, Telefoono Madaxtooyadu u Dirtay Oo Uu Qaban Waayey Iyo Cudur-daarka uu Sheegtay

    Hargeysa:Feb,28,2015(SDN/QJ)-Wasiirkii hore ee Wasaaradda Maaliyadda Somaliland Cabdicasiis Maxamed Samaale oo xalay madaxweyne Siilaanyo u beddelay Dhinaca Wasaaradda Waxbarashada, ayaa iska diiday inuu xilkaas qabto. Qaarka mid Asxaabta sida weyn Wasiir Samaale  ay Saaxiibka u yihiin, ayaa Qurbejoog.com u xaqiijiyey inuu Wasiirku xilkaas diiday, isagoo cuskaday inaanay jirin wax wada tashi ah oo Madaxtooyadu kala samaysay…

    Read More

      Wasiirka Madaxtooyada oo Walaac Xoogan ka Muujiyay Sii Socoshada Wada Hadalada Somaliland Iyo Somalia

      Ankara 28.Feb 2015 (SDN/QJ)- Waftigii Waddahadalada Somaliland uga Qaybgalyey ayaa Meeqam Sarre lagu soo dhaweyey Dalka Turkiga gaar ahaana Madaarka Istanbul waxana Halkaasi ku soo dhaweyey Madaxda Sarsare ee Dalka Turkiga. Waftigan oo Xallay gaadhay Turkiga ayaa waxa loo dhigay Rooga Cas ee lagu soo Dhaweeyo madaxda iyada oo lagu soo galbiyey Baabuurta Madmadoow oo…

      Read More

        Dhiillo Colaadeed Oo Markale Ka Aloosantay Deegaanka Kalshaale Iyo Tirada Dimashada Labada Dhinac

        Maskax-buqle:Feb,28,2015(SDN/QJ)-Dagaal qadhaadh oo shalay gelinkii dambe laba maleeshiyo beeleed ku dhex maray deegaanka Maskax-buqle, ayaa keenay dhimasho iyo dhaawac badan, waxana halkaas ka taagan dhiilo colaadeed oo daran. Wararku waxa ay sheegayaan in dagaalk hore ay afar qof ku dhimatay, halka maantana laga baqo qabo inuu dagaal kale qarxo, xilli ay labada dhinac isu hub…

        Read More

          Madaxweyen Siilaanyo Oo Markii Shanaad Seeftiisa u Diiday Inay Taabato Afarta Wasiir Ee Beeshiisa ah

          Hargeysa:Feb,28,2015(SDN/QJ)-Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo, ayaa Xalay isku shaandhayn uu ku sameeyey Golihiisa wasiirrada  ay  lama filaan ku noqotay Badiba shacabka reer Somaliland oo tallaabada u dheg taagayey. Madaxweynaha, ayaa iska diiday inay isku shaandhayntiisani saamayn ku yeelato Afar Xubnood oo kamid ah Golihiisa wasiirrada, kuwaas oo tan iyo intii xukuumadiisu jirtey aan marnaba…

          Read More

            Akhri Sababaha Keenay In Wasiir Samaale Laga Tukhaantukhiyo Wasaaraddii Maaliyadda Ee Ka Hor Doobyi Jirey Muddada Dheer

            Hargeysa:Feb,28,2015(SDN/QJ)-Madaxweyne Siilaanyo, ayaa xalay Seeftiisa afka daran ku qaaday Wasiirkiisii Maaliyadda oo uu  hore ugala soo dhexbaxay Golaha Baarlamaanka oo ay saaxiibnimo badani ka dhaxaysay, waxana uu u magacaabay Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada oo laga wareejiyey Wasiir Samsam Cabdi Aadan. Madaxweyne Siilaanyo ooh ore Samaale ugu soo daray Golaha Wasiirrada, ayaa  qaatay Go’aan adag oo uu…

            Read More

              Xawaaladaha Somalida Ee Maraykanka Oo Dib Loo Furay Iyo Shuruudaha Lagu xidhayo Lacagaha ay Xawilayaan

              Washinton:Feb,28,2015(SDN/QJ)-Xawaalada Somalidu ku leedahay Dalka Maraykanka, ayaa maalinta berri ah dib loo furayaa, kadib wada-hadallo lagu guulaystay oo lala qaatay Hay’adaha arrintaas shaqada ku leh. Kulan dhexmaray masuuliyiin ka socotay Bangiyada Mareykan iyo Guddiga Soomaalida u qaabilsan Xawaaladaha, ayaa lagu go’aamiyay in la diro lacago yar yar oo Biilasha ah, maadaama dad badan oo Soomaaliyeed…

              Read More

                Metelaa Cusub oo arrin Hor leh ku soo bandhigay Hargaysa Daawo Sida uu Luuqada Madaxweyne Siilaanyo u Matalay

                Hargaysa 28.Feb 2015 (SDN/QJ)- Barnaamij Hibeedka Telefishanka Qaranka Somaliland Somaliland Got  Ta Lent ayaa nin dhallinyaro ah oo Ku Nool Magaalada Hargaysa waxa uu ku soo bandhigay Sheekooyin Qosol leh. Ninkan oo lagu naanayso Siyaaro Waxa uu Metelaa  Codadka Weriyeyaal Caan ka ah Geyiga ay degaan dadka ku hadla Luuqada Somaliga kuwaas oo badiba codkooda lagu…

                Read More

                  Dr Gaboose oo Xukuumada Somaliland inay Siyaasad ka Yeelato Yaraynta Maandooriyaha Qaadka {DHAGAYSO/DAAWO}

                  Hargeysa 28.Feb 2015  (SDN/QJ)Mas’uuliyiin ka tirsan Dawlada Somaliland iyo qaar ka mid ah culima’udiinka waaweyn ee Dalka ayaa ka qayb galay muxaadaro balaadhan oo ku saabsanayd la dagaalanka mukhaadaraadka, taasoo ay si wadajir ah u soo jeedinayeen Dr Maxamed Cabdi Yuusuf gabboose iyo Sheekh Maxamed Sheekh Cumar Dirir. Wasiirkii hore ee arrimaha guddaha Somaliland Dr….

                  Read More

                    Saxaafadda Caalamiga ahi Sidii ay uga Hadashay Dilkii Daacish ee Masiixiyiita Iyo Dirirtii lagu qaaday.

                    Hargaysa 28.Feb 2015 (SDN/QJ)- Saxaafadda caalamka ayaa todobaadkan faallooyin kala duwan ka bixisay duqayntii dhanka cirka ee ay ciidamada cirka ee masar ku qaadeen fadhiisimo ay Liibiya ku leeyihiin kooxda Daacish, ka dib markii ay kooxdaasi laysay dad ka tirsan masiixiyiita dalka masar oo Liibiya ka shaqaysanayey. Wargayska Indepandent ee dalka Britain ayaa faallo uu…

                    Read More

                      Mudaharaad ka dhan ah Xadka Xidhan ee Jabuuti iyo Somaliland oo Lawya cado ka dhacay

                      Lawyacado 28.Feb 2015 (SDN/QJ) – Dadweyne gadoodsan ayaa saaka mudaharaad ka dhigay magaaladda Lawyacado, halkaas oo ay Taayiro ku gubeen iyagoo ku dhawaaqayey erayo ay kaga soo horjeedaan Xadka xidhan ee ay wadaagaan Jabuutin iyo Somaliland. Dadweynahan oo aad u kacsanaa ayey Ciidamadda Qaranka iyo kuwa Booliiska ahi u adeegsadeen Rasaas kadib markii uu xoogaystay…

                      Read More

                        Wasaarada Caafimaadka oo Digniin adag u dirtay Shirkada Isgaadhsiinta Telesom

                        Hargeysa 28.Feb 2015 (SDN/QJ):- Wasaaradda Caafimaadka Jamhuuriyadda Somaliland, ayaa markii labaad Digniin u dirtay Shirkadda Isgaadhsiinta Telesom oo diidday ku dhaqanka Wareegto dhaqan-gashay oo Wasiirka Wasaaraddaas Dr. Saleebaan Ciise Axmed soo saaray bilawgii bishan aynu ku jirno, isla markaana dhaqan-gashay sagaalkii bishan Febraayo, taasoo lagu mabnuucayey Baahinta Xayaysiisyada iyo Ogeysiisyada Caafimaad ee aan soo marin…

                        Read More

                          Safar-Dhuleed Addis-Ababa & Khartuum Ah oo La Furay

                          Addis ababa 28.Feb 2015 (SDN/QJ)- Dalalka Itoobiya iyo Sudan ayaa ku heshiiyey  barnaamij wadajir ah oo ay iskaga kaashanayaan ka ganacsiga dhanka gaadiidka dadweynaha sida ay maanta baahiyeen gudida socdaalka ee wadanka Itoobiya.   Mr  Abelneh Agidew, maamulaha hay’adda gaadiidka dadweynaha ee dalka  Itoobiya oo u waramayey wakaalada wararka dalkaasi ee ENA  aya sheegay in…

                          Read More

                            Madaxweynaha Somaliland oo markale isku shaandheeyay xukuumada

                            Hargeysa Feb 27,2015(SDN/QJ)-Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed Maxamed Silaanyo waxa uu digreeto madaxweyne oo sumadeedu tahay JSL/M/XERM/249-3002/022015 uu xilka qaadis, magacaabid, iyo isku bedel balaadhan ku sameeyey golaha wasiirada, w/kuxogeenada, Agaasimeyaasha guud qaar ka mida, Taliyeyaasha Ciidamada iyo Hay’adaha Madaxa banaan. Madaxweynuhu:- Markuu Arkay: Qodobka 90aad, Faqradiisa 2aad ee Dastuurka Jamhuuriyadda Somaliland; Markuu Tixgeliyey: Ahmiyadda…

                            Read More

                              Booliska Jabuuti oo sheegay in Xadka Somaliland u dhexeeyaa Cid gaara ka xidhan yahay DAAWO

                              Jabuuti 27.Feb 2015 (SDN/QJ):- Taliyaha Ciidanka Booliska Jabuuti Col: Cabdillaahi Cabdi Faarax, ayaa sheegay inaanu xidhnayn Xuduudka u dhexeeya dalalka Somaliland iyo Jabuuti, kaasoo toddobaadkii hore hakad la geliyey gaadiidkii iyo dadkii labada dhinac u kala gudbi jirtay. Hase-yeeshee, Taliyaha ayaa maanta sheegay inaanu xadku ka xidhnayn cid kasta oo doonaysa inay sifo sharci ah…

                              Read More

                                Taariikhda Beerta Suldaan Cabdilaahi ee Hargeysa

                                Qormadan Maanta Si Kooban u Dul  Mari Taariikhdii Beerta Suldaan Abdillahii ee Hargeysa:Taariikhda Saldanadda Guud ee Somaliland oo ku Suntan  in Sannadlii 1722 Suldaankii ugu Horerey la Caleem Saaray, Suldaam Guleed Cabdi Ciise Sannadadii ( 1722-1782 ). Halka Suldaankii ugu Horeeyey ee Hargeysa lagu Aasayna uu ahaa Suldaan Hassan Suldaan Sukdaan Faarax Suldaan Guleed ( 1782-1785 ). Dulucda iyo Halka aan u Socday, Haddii…

                                Read More