Diyaaradaha Dagaalka Maraykanka ee Banbooyinka Waaweyn Xanbaara oo Dul Maray Xeebaha Bari ee Kuuriyada Waqooyi & Wasiirka Arrimaha Dibadda Kuuriyada Waqooyi oo Tilmaan ka Bixiyey Shakhsiyada Madaxweyne Trump
New York 25. September 2017 (SDN/QJ):- Diyaaradaha dagaalka ee bambooyinka waaweyn xambaara ee Maraykanku ayaa dulmaray meel u dhow xeebaha bari ee Kuuriyada Waqooyi. Tallaabadan ayaa lagu tilmaamay inay ahayd dhoolatus ay wasaaradda difaaca Maraykanku ku muujinaysay ilaa heerka ay gaadhsiisan tahay awoodda Maraykanka iyo go’aamada uu qaadan karo madaxweyne Trump. Pentagonka ayaa sheegay in…
