Hadal Hayn Ku Saabsaan Xubno la Soo Weriyey inay Ka Mid Noqon Doonaan Xukuumadda Madaxweynaha Cusub ee Somaliland
Hargaysa 27. November 2017 (SDN/QJ):-Madaxwaynaha la doortay ee Somaliland Mudane Muuse Biixi Cabdi ayaa tan iyo markii lagu dhawaaqay natiijada hordhaca ahayd ee komishanka doorashooyinka waxaa si aad ah loo hadal hayay masuuliyiinta ka mid noqon doono golahiisa wasiirada. Inkasta oo madaxwaynahan la doortay ee Muuse Biixi Cabdi ay adag tahay in la ogaado shaxdiisa …
