Xildhibaan Ibraahin Rayte oo si Mug leh uga hadlay Obocda Sicir bararka iyo Sida looga dabaalan karo!!!
Hargaysa 21. March 2018 (SDN/QJ):-Xildhibaan Ibraahin Jaamac Rayte ayaa golaha wakiilada ka hor sheegay in dhibaatada ugu weyn ee dalka ka taagan ay tahay in lacagtii dalka uu meesha ka saaray doolarku, isla markaasna lagu kala iibsanaayo wax kasta oo dalka gudihiisa loo baahdo,la kaydsanaayo iyada oo dibadiina wax lagaga soo iibsanaayo. Xildibaan Rayte waxa…
