Afar Sano Kadib Waxaa Maanta Xayiraadii Laga Qaaday Wargayska Haatuf oo Ka Soo Bixi Jiray Caasimadda Hargaysa DAAWO

Hargaysa 08.July 2018 (SDN/QJ):-Maxkamadda Rafcaanka Gobolka Maroodi Jeex amar ay dhawaan soo saartay waxa ay xayiraadii saarnayd kaga qaaday, ruqsadii soo bixitaankana usoo celisay Wargeyska Haatuf ee luuqada Afsoomaaliga ku soo bixi jiray, iyadoo uu qoraalka amarka maxkamaddu uu gacantayada soo galay maanta oo Axad ah (8 July 2018). Sida la ogsoon yahay xukuumadda Somaliland…

Read More

Warbixin Somaliland Iyo Punt land ku eedaysay inay diideen Dublamaasiyadii Qaramada Midoobay kana Digtay Colaada Deegaanka Tuko-raq

Nairobi 08.July 2018 (SDN/QJ):- Warbixin kooban oo ay soo saartay International Crisis Group 27 ka bishii lixaad 2018, waxa ay kaga warrantay xogteeda la xidhiidha iska horimaadka hubaysan ee Jamhuuriyadda Somaliland iyo maamulgobaleedka Soomaaliya ee Puntland ku dhex maraya Tukaraq oo ay ku tilmaamtay magaalo Istaraatiiji ah oo furin u noqotay dagaalka ay labada dhinac…

Read More

Madaxweyne Ku Xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland Iyo Wefti uu Hogaaminayo oo u Kicitimay Degmada Ceel Afweyn ee Gobolka Sanaag DAAWO

Hargaysa 08.July 2018 (SDN/QJ):-Madaxweyne Ku-xigeenka Somaliland Md. Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici) iyo wefti ballaadhan oo uu hoggaaminayey ayaa maanta u kicitimay degmada Ceel-afweyn ee gobolka Sanaag, si uu uga qayb qaato nabadeynta dirirta laba beelood oo walaalo ah ku dhex martay degaanka Ceel-afweyn ee gobolka Sanaag. Madaxweyne Ku-xigeenka Somaliland Md. Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaacii waxa uu sheegay…

Read More

Raysal Wasaaraha Itoobiya oo Booqasho Taariikhi ah Maanta ku Tegay Dalkii ay Colaada Gaamurtay u dhaxaysay ee Eritrea

Asmara 08.July 2018 (SDN/QJ):-Ra’iisal Wasaaraha Itoobiya, Abiy Ahmed, ayaa Socdaal ku tagay   Maanta dalka Eritrea iyada oo maalmo yar laga joogo ka dib markii ay labada dal wadahadalo ay doonayaan inay ku soo af-jaraan colaaddii labaataneeyada sanadood ka taagnayd Xadka labada Dal ay wadaagaan.   Raysal Wasaare Abiy Axmed ayaa wuxu noqonayaa Hogaamiyihii u horreeyey…

Read More

Mid kamida Beelaha Somaliland Daga oo sheegay in ay ka tashanayaan aayahooda Mustaqbal ee Ka mid ahaanshaha Somaliland Beeshoodana ugu baaqay Shirwayne DAAWO

Hargaysa 05.July 2018 (SDN/QJ):-Beeshan oo kamida Beelaha Daga Somaliland Gaar ahaan Gobolka Sool aya waxa ay Sheegeen in ay Shiwayne yeelan doonaan isla markaana Ka tashanayaan Somaliland Maadaamabay yidhaahdeen xaqii ay somalilnd ku lahaayeen ka waayeen halkan hoose ka daawo hadalka odayaasha……

Read More

“Xiligii Doorashada Labada Xisbi Ee Kulmiye Iyo Waddani Waxay Ka Gudbeen Xayn-daabkii Siyaasadda, Kii Waayayna Wakaa Buurta Gacan Libaax Fuulay Kii Kalana Wuxuu Fadhiyaa Madaxtooyadda’’ Eng Faysal Cali Waraabe DAAWO

Hargaysa 05.July 2018 (SDN/QJ):- Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Eng Faysal Cali Waraabe ayaa maanta markii Kowaad ka hadlay Go’aanadii ka soo Baxay Shirkii Beel weynta Garxajis ugu soo xidhmay Todobaadkan Buurta Gacan Libaax. “Xiligii Doorashada Labada Xisbi Ee Kulmiye Iyo Waddani Waxay Ka Gudbeen Xayn-daabkii Siyaasadda Iyo Waliba Xeer Nimaadkii Doorashada Ee Wakhtigaas Iyaga Oo Ku…

Read More

Hargaysa: Siyaasi Xil Wasiir ka soo Qabtay Xukuumadii Siilaanyo oo Maanta ah Daleewar Gaadhi & Sida uu Shaqadan Cusub u arko DAAWO

Hargaysa 05.July 2018 (SDN/QJ):- Wasiirkii hore ee Wasaarada Boosaha Iyo Isgaadhsiinta Somaliland Xiligii Xukuumadii Madaxweyne Siilaanyo Ayaa Maanta Lagu Arkay Isagoo darawal ka ah mid ka mid ah Gaadiidka Qaadaya Imtixaanka Shahaadiga Ah ee Somaliland oo Dalka ka bilaabmay Maallmo ka hore. Siyaasi Cali Cilmi Geele Oo Markii xilka Laga Qaaday Ku biiray Xisbiga Waddani…

Read More

Somaliland: $54 Milyan oo dollar, ayaa ku baxday doorashadii 2017 ee Madaxtooyadda

Hargaysa 05.July 2018 (SDN/QJ):- Xarunta Daraasaadka Siyaasiga ah ee Center for Policy Analysis, ayaa daraasad ay maanta soo bandhigeen waxay kaga hadleen qodobo badan oo xasaasi ah oo taabanaya hannaanka maaliyadda ee Xisbiyada iyo lacagaha ku baxa ololaha doorashada madaxtinimada. Arrimaha ay sida gaarka ah u eegeen waxaa ka mid ahaa, Guud ahaan lacagtii ku…

Read More