Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Oo Kulan La Qaatay Madaxweynaha Dawlad-Deegaanka Soomaalida Itoobiya & Arrimaha ay ka wada hadleen DAAWO/SAWIRO
Wajaale 22. December 2018 Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa kulan la yeeshay madaxweynaha dawlad-deegaanka Soomaalida Itoobiya, Mudane Mustafe Maxamuud Cumar iyo wefti uu hoggaaminayo. Kulankan oo ka qabsoomay magaaladda xuduudda labada dal ku taalla ee Wajaale, ayuu madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi ku qaabilay madaxweynaha dawlad-deegaanka Soomaalida Itoobiya, Mudane Mustafe Maxamuud Cagjar…
