Musharax Cirro: Madaxweyne Biixi maamulkii doorashooyinka ciidamaduu ku wareejiyay

Hargeysa (QJ) – Murrashaxa Xilka Madaxweyne ee Xisbiga Mucaaradka ugu weyn Somaliland ee Waddani Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro) ayaa ka jawaabay hadalkii Madaxweynaha Somaliland uu shalay u sheegay Saraakiil katirsan ciidanka qaranka. Mudane Cirro ayaa Muuse Biixi ku eedeeyay in uu maamulkii doorashooyinka ku wareejiyay Ciidamada Qaranka. Hadalka Musharax Cirro ayaa daaranaa in Madaxweynuhu uu afganbiyay…

Read More

Madaxweyne Biixi oo qiray in uu damacsan yahay mudo kororsi

Hargeysa (QJ) – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa shalay mar uu ka qeyb-galay xaflada qalin-jabinta 410-Sarkaal oo ka baxay kulliyada Tababarka Layli Sarkaal Ee Cabdilaahi Askar sheegay in doorashada madaxweynaha dib loo dhigay. Madaxweynuhu waxa uu Ciidamada Qalabka sida ugu baaqay inay u diyaar garoobaan sannadkan Saddex doorasho oo la qaban doono taasi oo…

Read More

Xiliga Madaxweyne Biixi ku beegan yahay Washington oo la shaaciyay

Washington (QJ) Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa la xaqiijiyay xiliga uu ku soo aadan yahay Magaalada Washington ee cariga Mareykanka. Ilo wareedyo ku dhawdhaw xafiiska Somaliland  ku leedahay dalka Mareykanka ayaa sheegay in Madaxweyne Biixi Washington ku soo beegan yahay bishan March 18 keeda. Safarka Madaxweynaha oo ah mid taariikhi ah ayaa imanaya xili…

Read More