Taliyeyaal muqdisho ka tegay oo gaaray Laascaanood
Laascaanood Feb 28, 2023 (QJ) – -Wararka ka imaanaya gobolka Sool ayaa sheegaya in dagaal qaraar uu ka socdo duleedka magaalada Laascaanood meel qiyaastii 6 ilaa 7 KM u jirta magaalada Laascaanood. Ciidamada Somaliland iyo kuwa bulshada deegaanka ayaa lagu soo waramayaa in ay isku adeegsanayaan hubka noocyadiisa kala duwan, waxaana dagaalkaasi ka dhashay khasaare kala…
