Madaxtooyada Somaliland oo cadeysay cida ay u xiran tahay Bushaaro Baaday

Hargeysa May 31, 2023 (QJ) Madaxdhaqameedka beesha bariga burco ee ay ka soo jeedo suxufiyada u qafaalan xukuumada Muuse Biixi ayaa dhawaan dalab sii deyn ah ula tegay madaxweynaha mudo dhaafka xilka ku jooga. Xogo ka agdhow madaxdhaqameedka ayaa noosheegay in Cosoble ka dhego adeygay sii deynta suxufiyada ku xanuunsaneysa xabsiga. Muuse “Cosoble” Biixi ayaa…

Read More

Sharif Haji uu ku guuleystay kursiga Edmonton-Decore ee Alberta

Edmonton May 30, 2023 (QJ) – Edmonton-Decore waa degaan doorasho gobol oo ku taal magaalada Edmonton ee dalka Canada oo uu shalay ku guuleystay siyaasi Somali-Canadian ah. Deegaanka waxaa doorashadii shalay dhacday ka hor waxa matalaaya Xildhibaanka Xisbiga Dimuqraadiga Cusub ee Alberta Chris Nielsen, oo markii ugu horreysay xilka qabtay 2015kii. Nielsen waxa uu helay 8,789 cod, isaga oo…

Read More

Bushaaro Baandey oo masuuliyiinta safaarada UK la wadaagtay xogta dhaqan xumo lagula kacay

Hargeysa May 24, 2023 (QJ) – Wefdi ka socda safaarada UK ee Itoobiya ayaa la xaqiijiyay in ay xabsiga ku booqdeen Suxuufiyada Bushaaro Baandey oo heysata dhalashada dalkaa isla markaana xadhigeeda ismaandhaaf weyni ka taagan yahay. Ilo wareedyo ka agdhow suxuufiyada ayaa noo sheegay in ay hawlwadeenadii booqday shalay ay la wadaagtay xogo aad uga…

Read More

Somaliland crisis: delayed elections and armed conflict threaten dream of statehood

With a presidential election delayed for months and deadly clashes between security forces and clan militias, Somaliland’s reputation for stability lies in ruins. Violence erupted in the breakaway northern Somalia region a few weeks after elections were postponed late last year. President Muse Bihi Abdi, in power since November 2017, has been accused of sidelining some clans which have in turn demanded separation…

Read More

Muuse Biixi oo diiday in la qisaaso dablihii dilay taliyihii Lowyacado

Borama May 15, 2023 (QJ) – Wararka ka imanaya magaalada Boorama ayaa sheegaya in madaxda dhaqameedka Awdal ay la xiriireen madaxweynaha mudo dhaafka xilka ku fadhiya si loo fuliyo qisaaska askarigii dhawaanta ku dilay taliye ku-xigeenkii ciidamda Lowyocado. Dable Axmed Cabdi Cabdillaahi ayaa ay maxkamadii labaad dhawaan xukun dil ah ku riday, isla markaana goaankoodii…

Read More

Muuse Biixi oo gacan ula tegi gaaray ku-xigeenkiisa Seylici

Hargeysa May 11, 2023 (QJ) – Ilo wareedyo ka agdhow madaxweyne ku-xigeena ayaa nala wadaagay in Madaxweyne ku-xigeenka mudo xileedkiisii uu dhamaaday ee Somaliland uu la wadaagay qaar ka mid ah waxgaradka ka soo jeeda degaan doorashadiisa in Muuse Dhawaan uu dhawaangacantaula tagi gaaray. Waxgaradka Awdal oo ula xiriiray Cabdiraxmaan Seylici sidii wax looga qaban…

Read More

Xogta Sababaha aan weli loo qisaasin gacan ku-dhiiglihii dilay Sarkaalkii ciidamada Badda Lowoyocade

Hargeysa May 10, 2023 (QJ) – Xogo aanu ka heleyno ilo ka duwan ayaa tibaaxaya in dilka taliye xigeenkii ciidamada badda ee degmeda Lowoyocade Sarkaal Khadar Maxamed Caynaanshe uu ahaa mid qorsheysan oo Madaxtooyada Somaliland lugaha la galay. Marxuumka ayaa ilo wareedyadu noo sheegeen in loo dilay xogo la xiriira ciidamada Muuse Biixi ka amar…

Read More

Djibouti Police round-up 3,00 Illegals

Djibouti May 02, 2023 (QJ) – The government of Djibouti has intensified its efforts to combat illegal immigration, as the government-owned television has reported that the police have arrested 3,000 people who were in that country illegally. The Minister of the Interior, Noureddine Hassan, said that the country in the Horn of Africa has seen an…

Read More

123 Somalis return from Sudan

April 30, 2023 (QJ) – The Federal Government of Somalia today brought back 123 Somali citizens who were stranded in Sudan due to the recent conflict in the country. According to the Somali government, among those who returned were students who were studying in Sudan. 78 of the returnees arrived in the capital, Mogadishu, while the…

Read More