Uncategorized

DAAWO:GUDOOMIYAHA GOBOLKA TOGDHEER AYAA MAAANTA KU WAREEJIYAY DEGMADA QORYAALE GAADHI LOOGU TALAGALAY DABOOLIDA BAAHIDA DEGAANKAAS

Qoryaale Aug 05,2013(SDN)-Guddoomiyaha gobolka Togdheer ee Somaliland ayaa guddoonsiiyay degmeda Qoryaale ee gobolkaasi Gaadhi loogu adeegayo degaankaas.

Gaadhigan oo ay iibisay isla degmeda Qoryeelay ayaa wareejintiisa waxa ay ka dhacday xarunta gobolka Togdheer oo ay masuuliyiinta gobolka kuwa degmeda iyo shacaba goob joog ku ahaayeen,DAAWO.