Skip to content
July 24, 2026
  • Warbixin ku saabsan Mudnaanta Difaaca oo dib u soo nooleysay Dooddii ku saabsanayd Aqoonsiga Somaliland
  • Iska hor imaadyo u dhexeeya Ciidamada Puntland iyo PSF oo ka dhacay Bosaso
  • Hay’addBSirdoon oo Su’aalo ka keenay Joogitaanka Ciidamada Mareykanka ee Soomaaliya
  • Burcadbadeed Soomaali ah oo Markab Shidaal Siaday ka Afduubtay Gacanka Cadan

qurbejoog

qurbejoog

  • Home
  • Wararkii ugu Dambeeyay
  • Featured
  • dacwada
  • wareysiyo

  • Golaha Wasiirada Somaliland oo Dib u Eegis ku Sameeyay Qorshayaasha Diiwaangelinta Warbaahinta Qaranka
Uncategorized

DAAWO:Madaxweynaha Jubba oo Muqdisho gaaray

WebmasterSeptember 8, 201301 mins

Muqdisho Sept 08,2013(SDN)-Madaxweynaha maamulka Juba Axmed Maxamed Islaam ayaa safar ku yimi magaalada Muqdisho si loo sii anba qaado wadahadaldii iyo heshiisyadii Adis Ababa.

Madaxweynaha ayaa waxa garoonka diyuuradaha Muqdisho ku soo dhaweeyay wasiirka arrimaha guddaha ee Soomaaliya Cabdikariim Xuseen Guuleed iyo xubno sare oo dawlada ka mid ah.DAAWO.

Tagged: Wararkii ugu Dambeeyay

Post navigation

Previous: Xukuumada Syria oo wada Duqeynta Goobaha Mucaaridku ku sugan yihiin
Next: Labo Wariye oo dhawacyo fudud ka soo gaareen Weerarkii Isqarxinta ahaa

Related News

Warbixin ku saabsan Mudnaanta Difaaca oo dib u soo nooleysay Dooddii ku saabsanayd Aqoonsiga Somaliland

adminJuly 24, 2026 0

Iska hor imaadyo u dhexeeya Ciidamada Puntland iyo PSF oo ka dhacay Bosaso

adminJuly 20, 2026 0

Find Us On

Category

  • Home
  • Wararkii ugu Dambeeyay
  • Featured
  • dacwada
  • wareysiyo

category

  • Home
  • Wararkii ugu Dambeeyay
  • Featured
  • dacwada
  • wareysiyo

Find Us On

Somali Links

  • Hadhwanaag
  • Hiiraan
  • Togaherer
  • Somalilandpost
  • baligubadlemedia
  • dhaqanbile
  • Best Language Services
  • Hubaal Newspaper