INAALILAAHI WA INA ILEEYHUN RAJICUUN ANIGOO AH Dhamaan Tageerayasha Xisbiga Ucid ee Uk waxay tacsi tiiranyo leh u dirayaan Marxuum Ismaciil Axmed Janbiir oo ka mid ahaa Ciyaartoogii GWG oo ku Geeriyoday London geridu waa xaq waxana tacsi uga diyaraynaa dhamaan reer Ahmed Jambiir Suldan mel walba oy ka joogan aduunka kana tacsiyaday namaa geerida naxdinta leh ku timid Marxuum Ismaciil Axmed Jambiir ilahay waxan uga barayayaa inuu janadi faradowsa geeyo dhaamteena samir iyo iiman ilahay inaga siiyo Amiin Marxuumku waxa uu ka mid ahaa Ciyaartogii Kubada kolayga ee Gobolka Waqooyii Galbeed.

