Uncategorized

DAAWO:Mayorka Jabuuti iyo ku-xigeenkiisa oo Hargeysa booqanaya,maxey tahay sababtu?

Hargeysa Aug 25,2014(SDN/QJ)-Duqa magaalada Jabuuti Xuseen Cabdilaahi iyo ku-xigeenkiisa ayaa booqasho ku jooga magaalada Hargeysa ee xarunta Somaliland.

Halkan hoose ka daawo Mayorka Jabuuti oo ka warbixinaya safarkooda Hargeysa iyo xiriirka labada Magaalo iyo Shacabka labada umaddood.