Uncategorized

Ciidanka Booliska oo Yeeshay Macalimiin noqonaya Tababarka Tababarayaasha DAAWO

Madheera 23.Oct 2014 (SDN/QJ)- Wasiir ku Xigeenka Amniga ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha iyo Taliyaha Ciidanka Booliska ayaa  si wada jir ah u soo gabo gabeeyay aqoon isweydaarsi u socday 25 Macallin oo ka tirsan Ciidanka Booliska.

Macallimiintan o noqonaya Tababarka Tababarayaasha ayaa Duruus siin doona Ciidamada kala duwan ee  Booliska .

Madheera SDN/QJ

contact@qurbejoog.com