Uncategorized

Daawo:Masuuliyiinta Togdheer Oo Manta Dhagax Dhigay Garoon Cusub Oo Lagu Ciyaari Doono Kubada Cagta Iyo Kolaygaba

dhagax dhig

Burco 8/11/2014(SDN/QJ)masuliyiinta dagmada burco oo manta dhagax dhigay garoon cusub oo lagu ciraari doono kubada cagta kaas oo laga hir galinayo magalda burco garoonka oo ay iska kaashanaya maamulka dagmada dhalinyaro ganacsato

Burco SDN/QJ

Concat@Somalidiasporanewss.com