Uncategorized

Daawo:Mayarka Caasimada Hargeisa”Wasiir Waran Cade Wuu Ku Degdegay Qaabka Wadooyinka Shaqadaasna Dawlada Hoosaa Leh Arinkaana Dib Ayaanu U Eegaynaa

techo

Hargeisa 19/1/2014(SDN/QJ)maayarka caasimada hargisa ayaa maanta ka hadlay qaabkan wadooyinka loo badalay isago maayarku shegay in wasiirka arimaha guduhu ku degdeay arinkani ayna shaqadasi lahayd dawlada hoose umaduna u igmatay

https://www.youtube.com/watch?v=koW-ZXR5jw8

Hargeisa SDN/QJ

Concat@Somalidiasporanews.com