Uncategorized

Go’aamo ka Soo Baxay Murankii dhuleed ee Masalaha ee Magaalada Hargaysa DAAWO

Hargaysa 04.Feb 2015 (SDN/QJ)- Waxaa Maanta si Rasmi ah loo soo afjaray Muran Maalmihii u danbeeyay ka taagnaa dhulka Masalaha ee ku Xeeran Gegida Diyaaradaha ee Cigaal International Airport .

Madaxweyne Siilaanyo ayaa ku adkaystay in Dhulka Masaluhu uu Yahay Mid aan Cidna ku Xadgudubi karin Isla markaana ay Xukuumadu gacanta ku haynayso.