
Hargeisa 1/3/2015(SDN/QJ)wasiirka arimaha gudaha somaliland cali maxamed waran cade ayaa manta ka hadlay qaabka wadahadalada somaliland iyo somalia ay uga bilabmayaan dalka turkiga isagoo ugu baaqay madaxda somalia inay si wadahadaladu laaga gun baadho ay gudi ku haboon u soo diraan
Hargeisa SDN/QJ
Concat@Somalidiasporanews.com
