
Hargeisa 2/3/2015(SDN/QJ)Guud ahaan waxa burburay wadahadaladii somaliland iyo somalia u dhexeyey ee ay manta ku yeelan lahen dalka turkiga wadahadalsi waxa burburka u sababay ka dib markii waftigii somaliland u mataalyey wadahadalsai ay shuruud adag ku xidheen waftigii somalia oo ahayd inaan waftiga somailand wada xaajood la yeelan doonin gudida somaliya soo dirtay oo u badan shaksiyaad dhalasho ahaan ka soo jeeda somaliland ka dib markii kuwii somaliyana ka dhago adaygen ayaa maanta galinkii danbe la sheegay in lagu soo kala dareeray oo labada waftiba ay u soo jeedan magaalooyinkii hore looga soo diray tani aya u muuqata in jexi karto inay guud ahaan jogtasdan wada xaajoodkasi labada dhinac u dhaxeeya .waddahadaladni ayaa waxa ay hore ugu yeeshen wadamada uk.imaaradka turkiga iyo kulankii ugu danbeeyey oo ay isku arkeen labada madaxwayne waa ka somalia iyo ka somalilandne dalka jabuuti
Hargeisa SDN?QJ
Concat2Somalidiasporanews.com
