
Hargeisa 2/3/2015(SDN/QJ)tiyeetarka magaalada hargeisa ayaa galabta waxa ka dhacay dagaal aan cidna ku dhiman dhaawcna jirin kaaso u dhaxeeyey ciidanka bilayska shargeisa iyo kooxo ku dagaalamyey lahaanshiyaha dhul ku dhegsan tiyeetarka magaladaha hargeisa iyadoo saaka subaxi hore ay dawlada hoose halaasi galisay cagafcagaf oo dhulka la sintay guud ahaan dayrarkii halkaasi ku yaalay ciidanka tiyeetarka jooga iyo kooxasi ayaa ilaa iyo saaka isku hor fadhiyey halkasi waxad wawrka goobtaasi ka soo kordha aad kala socon doontan Qurbejoognews.com
Hargeisa SDN/QJ
concat@Somalidiasporanews.com
