Uncategorized

Komishanka Doorashooyinka Somaliland Ayaa Maanta Ku Dhawaaqay Xiliga Diiwaan Galinta Codbixiyaasha Laga Bilaabi Doono Dalka

NEC_Somaliland_eeee002-300x297

Hargeisa 9/3/2015(SDN/QJ)komishanka doorashooyinka somaliland ayaa maanta ku dhawaaqay  in dib loo adhigay doorashooyinkii ku mudaysna aa 26/juun ee sanadka 2015ka iyagoo sheegay  in bisha julay ee sanadkan la bilaabi doono diiwan galinta cod bixiyayaasha iyagoo shegay  in mudo ila 9bilaada loogu diyaar garoobi doono doorashooyinka madaxtooyada iyo wakiilada geesta kale xisbiyada mucaaridka ayaa madshaasi laga dhawaaqayey  dib u dhigista doorashooyinka taagnaa kuwaaso saxafada u sheegay  inay ogolyihiin in wakhtigaa la bilaabo diiwan galinta

Hargeisa SDN/QJ

Concat@somalidiasporanews.com