
Hargeisa 9/3/2015(SDN/QJ)Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland mudane Axmed Maxamed Silaanyo waxa uu maanta ka qaybgalay aas qaran oo loo sameeyey Xildhibaan Xariir Siciid Bulaale oo ka mid ahaa xildhibaanada golaha wakiilada Somaliland oo u geeriyooday xanuun uu maalmihii u danbeeyey u jiifay.cisbitaalka guud ee magaalada hargeisa iyadoo xildhibaanku in mudo ah uu u jiifay xanuunka xildhibankani ayaa ka mid ahaa xildhibanada xisbiga kulmiye isagoo horena uga tirsanaa xisbigii saaxada siyaasada somaliland ka xijaabaty ee udub
Hargeisa SDN/QJ
Concat2somalidiasporanews.com
