Skip to content
June 6, 2026
  • Dowladda Federaalka oo sheegtay inay awood ciidan u leedahay inay isku fidiso Somaliland
  • Cadaadis Caalami ah oo lagu joojiyay dagaalladii Muqdisho
  • Warbixin Kongareeska Mareykanka loo diyaariyay oo Muujisay Muhiimada Somaliland
  • Iiraan iyo Xuutiyiinta oo ka Walaacsan Isbahaysiga Mareykanka iyo Somaliland ee Xakamaynta Badda Cas

qurbejoog

qurbejoog

  • Home
  • Wararkii ugu Dambeeyay
  • Featured
  • dacwada
  • wareysiyo
  • Dowladda Federaalka oo sheegtay inay awood ciidan u leedahay inay isku fidiso Somaliland
  • Cadaadis Caalami ah oo lagu joojiyay dagaalladii Muqdisho
  • Report to Congress on Potential Areas for Improved United States Engagement with Somaliland
  • Warbixin Kongareeska Mareykanka loo diyaariyay oo Muujisay Muhiimada Somaliland
  • Iiraan iyo Xuutiyiinta oo ka Walaacsan Isbahaysiga Mareykanka iyo Somaliland ee Xakamaynta Badda Cas
Uncategorized

Gabadh Luuqdii Fanaanad Magool kaga qayb gashay Barnaamij Hibeedka Somaliland DAAWO

WebmasterMarch 22, 2015March 21, 201501 mins

Hargaysa 22 March 2015 (SDN/QJ)- Waxaa Mudooyinkii u danbeeyay ka socda Telefishanka Qaranka Somaliland Barnaamij Hibeed ay ka qayb qaadanayaan dhallinyaro la timid Hibooyin kala duwan .

Hadaba Ayaan Maxamed Aadan oo ka socotay Gobolka Gebilay ayaa Waxay qaaday Mid ka Mid ah Suugaanta ay ku Luuqayso Fanaanada Xaliimo Khaliif Magool Ilaahay ha u naxariistee iyo Heesta Shinbiryahow ma Duushaa.

Tagged: Features Wararkii ugu Dambeeyay

Post navigation

Previous: Go’aamo laga soo saaray Xal u helida Muranada Dhulka Somaliland iyo Gudiyo ka Hawl galaya
Next: Hargaysa oo ay ku soo badanayaan Garoomada Goglan iyo Xiisaha dhallinyarta oo Kordhay DAAWO

Related News

Dowladda Federaalka oo sheegtay inay awood ciidan u leedahay inay isku fidiso Somaliland

adminJune 6, 2026 0

Cadaadis Caalami ah oo lagu joojiyay dagaalladii Muqdisho

adminJune 4, 2026June 4, 2026 0

Find Us On

Category

  • Home
  • Wararkii ugu Dambeeyay
  • Featured
  • dacwada
  • wareysiyo

category

  • Home
  • Wararkii ugu Dambeeyay
  • Featured
  • dacwada
  • wareysiyo

Find Us On

Somali Links

  • Hadhwanaag
  • Hiiraan
  • Togaherer
  • Somalilandpost
  • baligubadlemedia
  • dhaqanbile
  • Best Language Services
  • Hubaal Newspaper