Hargeysa 09. February 2017 (SDN/QJ):-Sadex Xubnood oo Ka Mid ah Golaha Wasiiradda oo ay Weheliyaan Saraakiil Sare oo ka Tirsan Guddida Heer Qaran ee Gurmadka abaaraha ayaa u Kicitimay Waddamo ka Tirsan Bariga iyo Badhtamaha Africa Si ay Qaadhaan Lacageed uga soo Gudoomaan Jaaliyadaha Somaliland ee dalalkaasi ku dhaqan.
Wefti Ka Socda Guddida Heer Qaran ee Gurmadka Abaaraha Somaliland oo Socdaal ugu Kicitimay Waddamo Ku Yaala Bariga Africa DAAWO
