Hargeysa 09. February 2017 (SDN/QJ):-Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta Iyo Wacyigelinta Somaliland Mudane Cismaan C.laahi Saxardiid Caddaani ayaa Tilmaan ka bixiyey ahmiyadda Saldhiga Mileteri ee Imaaraadku weydiistay Somaliland.
Wasiir Caddaani oo Ka Hadlay Saldhiga Mileteri ee Imaaraaadku Weydiistay Somaliland DAAWO
