Muqdisho 09. February 2017 (SDN/QJ):-Waxaa Xalay Magaaladda Muqdisho ka dhacay arrin bedeshay Siyaasaddii Somalia Kadib Markii uu Madaxweynaha Xilku ka Dhamaaday ee Xasan Sheekh uu ka Tanaasulay Wareegii 3aad ee doorashada.
https://www.youtube.com/watch?v=wvtbSDzQjsU
