Hargeysa 11. February 2017 (SDN/QJ):- Xoghayaha Garabka Dhallinyarada WADDANI ayaa ugu Baaqay Dhallinyarada Dalku inay Sameeyaan Mudaharaad ka Dhan ah Saldhiga Mileteri ee Xukuumadda Somaliland ka Siinayso Imaaraadka Madaarka Magaaladda Berbera.
https://www.youtube.com/watch?v=X-SGAs-vtd0
