Mudaharaad Looga soo Horjeedo Wada hadalka Khaatumo iyo Somaliland oo Buuhoodle ka dhacay DAAWO

Buuhoodle 03. July 2017 (SDN/QJ):- Waxaa Magaaladda Buuhoodle ka dhacay Mudaharaad lagaga soo Hor Jeedo Wada hadalada u Socda Khaatumo iyo Somaliland kaas oo ay dabada ka riixayaan Koox isku magacawaday Badbaado Khaatumo.

https://www.youtube.com/watch?v=uT4s3_jJoYg