Burco: Daahfurka Qaybinta Kaadhka Codbixiyeyaasha Iyo Weedhihii Laga Jeediyey DAAWO

Burco 07. July 2017 (SDN/QJ):- Waxaa Magaaladda Burco Lagu qabtay Munaasibad Lagu Shaacinayay Bilowga Qaadashada Kaadhka Codbixiyaha Taas oo ay ka qayb galeen Hogaanka Sadexda Xisbi qaran iyo Daneeyeyaasha Doorashooyinka Somaliland.

https://www.youtube.com/watch?v=F4nwrNurPCI