Hargaysa 05.July 2018 (SDN/QJ):- Hadal hayn badan ayaa ka dhalatay Mooshin ay wadaan Mudanayaal ka tirsan Golaha Guurtida Somaliland oo la sheegay in dulucda u weyn ee uu xambaarsan yahay ay ku qotonto maamuus ka xayuubin lagu samaynayo gudoomiyaha golaha guurtida Somaliland Mudane Saleebaan Maxamud Aadan.
Maxaa Ka Jira in Mooshin Xil ka qaadis ah lagu samaynayo Gudoomiyaha Golaha Guurtida Somaliland? DAAWO
