Uncategorized

OGEYSIIS:Fadlan ka soo qeybgal Munaasibad loogu Duceynayo Marxuum Abwaan Gaariye

Waxa Dad Waynaha ku hadla Afka Soomaliga la ogaysinayaa in ay ka soo qayb galaan Munsabad Baroor diqa oo logu ducaynayo Abwaan Maxamed Xashi Dhamac Gaariye munasabadan oo ka dhacaysa London



kala xiriir cinwaanka hoos ku qoran



Tariikhda 28/10/2012


Malinta Axada 3-11Pm
Cinwaanka:

Selby Centre .Selby Road N17 8jl 
London

Waxii Fahfahina kala Xarii Tel:07939213271