Uncategorized

Madaxweyne Axmed Siilaanyo oo ka waramaya Shirka Turkiga iyo suaalihii laga weydiiyay(DHEGEYSO)

Hargeysa April 09,2013(SDN)-Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Siilaanyo ayaa xili uu u duulayay ka qeybgalka shirka Somaliland iyo Soomaaliya waxa uu ka warbixiyay wadahadalada Somaliland iyo Soomaaliya.

Halkan ka dhegeyso warbixinta madaxweynaha iyo suaalihii ay suxuufiyiintu weydiiyeen.

[peckplayer id=”1″ sound=”http://www.qurbejoog.com/waraysiyo/siilaanyosafar.MP3″]