Skip to content
July 22, 2026
  • Iska hor imaadyo u dhexeeya Ciidamada Puntland iyo PSF oo ka dhacay Bosaso
  • Hay’addBSirdoon oo Su’aalo ka keenay Joogitaanka Ciidamada Mareykanka ee Soomaaliya
  • Burcadbadeed Soomaali ah oo Markab Shidaal Siaday ka Afduubtay Gacanka Cadan
  • Golaha Wasiirada Somaliland oo Dib u Eegis ku Sameeyay Qorshayaasha Diiwaangelinta Warbaahinta Qaranka

qurbejoog

qurbejoog

  • Home
  • Wararkii ugu Dambeeyay
  • Featured
  • dacwada
  • wareysiyo

  • Dowladda Federaalka, Golaha Mustaqbalka, iyo Dhexdhexaadiyeyaasha Caalamiga ah ayaa Muqdisho ka furay Wadahadallo Dhexdheaadin
Uncategorized

DAAWO kulamadii Madaxweynayaasha Somaliland Iyo Somalia

WebmasterApril 13, 2013April 13, 201301 mins

Ankara 13.April (SDN) Madaxweynayaasha Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) iyo Soomaaliya Xasan Sh. Maxamuud, ayaa maanta markii u horaysay Taariikhda waxay kulan fool-ka fool ah ku yeeshay xarunta wasaaradda arrimaha dibadda ee Turkiga, Waxaa kale oo ay Kulamo aan Warbaahinta loo Ogolayn la Yeesheen Madaxda Sare ee Wadanka Turkiga oo isagu Marti galiyay Kulankan.

Tagged: Wararkii ugu Dambeeyay

Post navigation

Previous: Turkey seeks dialogue between Somalia and autonomous region
Next: War Murtiyeed ka soo baxay Gunaanadka Shirkii Somaliland iyo Somalia iyo Qodobada ka soo uu Xambaarsanaa

Related News

Iska hor imaadyo u dhexeeya Ciidamada Puntland iyo PSF oo ka dhacay Bosaso

adminJuly 20, 2026 0

Hay’addBSirdoon oo Su’aalo ka keenay Joogitaanka Ciidamada Mareykanka ee Soomaaliya

adminJuly 19, 2026 0

Find Us On

Category

  • Home
  • Wararkii ugu Dambeeyay
  • Featured
  • dacwada
  • wareysiyo

category

  • Home
  • Wararkii ugu Dambeeyay
  • Featured
  • dacwada
  • wareysiyo

Find Us On

Somali Links

  • Hadhwanaag
  • Hiiraan
  • Togaherer
  • Somalilandpost
  • baligubadlemedia
  • dhaqanbile
  • Best Language Services
  • Hubaal Newspaper